Wednesday, April 24, 2024

Congreska Mareykanka oo diiday qaraar ku saabsan Ciidamada ka jooga Somalia

Aqalka Congresska dalka Maraykanka ayaa ka hor yimid qaraar lagu dalbanayay in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya lagasoo saaro sanad gudihiis. 321 ka mid...

(Sawirro) Soomaali laga soo badbaadiyey dagaalka Khartuum oo la gaarsiiyey Jubba

Ku dhawaad 80 Soomaali ah oo ka baxsaday colaadda ka taagan magalada Khartuum ayaa diyaarad lagu geeyay caasimadda South Sudan ee Jubba. Waxaa gurmadkaas u...

Roobab lagu diirsaday, dhinaca kalena khasaare geystay oo ka da’ay Muqdisho (Daawo)

Roobab xooggan ayaa ka da'ay maanta magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda kuwaasoo ah kuwa xiligii gu’ga oo aalaaba bilowda sanad kasta marka la soo gaaro...

Booliska Muqdisho oo ugu dambeyn soo qabtay Yuusuf Axmed Max’uud (Sawirro)

Ciidamada booliiska oo Muqdisho ku qabtay ninkan oo dil geestay Ciidamada booliiska gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshiid ayaa xalay gacanta...

Khilaafkii Axmed Madoobe Itoobiya oo la xaliyey iyo dal arrintaas ka shaqeeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa socdaalkii u horreeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, tan iyo sanadkii 2019 wixii ka dambeeyay oo...

Dagaalkii ka socday Sudan oo yeeshay weji cusub, kuna fiday gobolo kale (Sawirro)

Dagaalyahano hubeysan ayaa maanta oo Khamiis ah weeraray magaalada ugu weyn gobolka Darfur ee dalka Suudaan, waxayna bililiqeysteen dukaamo iyo guryo, sida ay sheegeen...

Khamri & Xashiish lagu soo qabtay Howlgal ka dhacay xaafada Shaqaalaha (Sawirro)

Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa maanta soo bandhigay  waxyaabaha maanka dooriya oo ay ka soo qabteen xaafada shaqaalaha ee magaalada Kismaayo. Taliye-kuxigeenka Ciidanka Booliska Jubbaland  Gaanshaanle...

(Sawirro) War-Murtiyeed ka soo baxay shirkii Madaxda dalalka ciidamadu ka joogaan Somalia

Madaxda dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa shir uga socday magaalada Kampala ee dalka Uganda, 26-27 Abriil 2023, waxa ay isku raacay qodobbo...

(Sawirro) Iran oo qabsatay Markab weyn iyo ciidamada Mareykanka oo..

Iran ayaa gacanta ku dhigtay markab shidaal siday oo uu ka babanayay calanka jasiirada Marshal kaasoo marayey gacanka Cumaan ee biyaha caalamiga ah. Ciidamada badda...

Ciyaartoyga ugu firfircoon Xulka qaranka Somalia oo laga reebay tartanka AFCON (Sawirro)

Ciyaartoy ka mid ah kuwa ugu firfircoon xulka qaranka ee 17 jirada Soomaaliya ayaa la sheegay in laga reebay tartanka Qaramada Qaaradda Afrika (U17). Cabdixaafid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs