Wednesday, March 22, 2023

Xil ka qaadis lagu sameeyay Danjire Cali Maxamed Cali oo laga hor yimid (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday 26-kii bishii July ee sanadkan Xafiiska Wasiirka Arimaha Dibada Xukuumada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa xilka looga qaaday Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda...

Dil saakay ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay Degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen askari katirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya gaar ahaan qeybta Dambi...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo booqday xarunta Jaamacadda caalamiga ah ee Afrika (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo booqday xarunta jaamacadda Caalamiga Ee Afrika ee magaalada Khartuum oo ay wax ka...

Wasiiradii la magacaabay oo la dhaariyey & guddoomiye Mursal oo hal arrin ka codsaday...

Xubno cusub oo ka mid noqonaya golaha wasiirada Soomaaliya ayaa lagu hor dhaariyey maanta Guddiga joogtada ah ee golaha shacabka Kulanka dhaarinta oo ka dhacay...

Maamulka Gobolka Banaadir oo bilaabay Qorsheyaal lagula dagaalamayo Musuq maasuqa

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay kulanka sanadlaha ee xafiiska Hantidhowrka Qaranka ayaa boggaadiyey howlaha...

Saraakiil katirsan booliiska Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa lagu xiray Taliyaha saldhigga degmada Warta nabadda Gaashaanle  Dhexe Cabdirisaaq Soomane Xuseen iyo labo sargaal kale oo katirsanaa booliiska saldhigaasi ka howl...

Al Shabaab oo shaacisay cida ay la beegsadeen Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

Waxaa xalay fiidkii Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee Baar Italia ka dhacay qarax xoogan oo loo adeegsaday...

Daawo Sawirada “Ra’iisul Wasaare Khayre oo Goob Joog Ka Noqday Saxiixa Heshiiska Dawladda Iyo...

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qayb galay munaasabadda lagu saxiixay heshiiska dawladda midnimada...

(Akhriso) Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo war ka soo saartay ciidankii shalay galay xarunteeda

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somalia oo war ka soo saartay ciidankii shalay galay xarunteeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay dhacdadii shalay...

Maamulka G/Banaadir oo soo gabagabeeyey barnaamij muddo socday (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay barnaamijka wada-tashiga siyaasadda barakacayaasha ayaa sheegay in isku tashiga...

News in English

Somali President arrives in Asmara for bilateral talks with Eritrean leader

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has kicked off his two-day official visit to Asmara, the...

Xulka Allbanaadir