Thursday, March 28, 2024

Dowlada Somalia oo fariimo deg deg ah u dirtay Soomaalida ku nool dalka Sudan...

Safaaradda dowlada Soomaaliya ku leedahay Magaaladda Khartoum ee dalka SudanĀ  ayaa ugu baaqday Soomaalida ku nool dalkaasi inay muujiyaan Taxadar dheeraad ah. qoraal ka soo...

Milatari maanta si xun ula dhaqmay Hooyo Fool aheyd !(Muqdisho ay ka dhacday)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo maanta xiray qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho ayaa si fool xun ula dhaqmay hooyo Soomaaliyeed oo fool xanuun...

(Akhriso) Duqa Muqdisho oo qoraal cabasho ah gaarsiiyey Xafiisyada QM & AMISOM ee Somalia

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa qoraal uu u diray Xafiisyada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika ee...

Marwo Keria Ibrahim oo ogolaatay iney booqasho ku timaado Somalia (Daawo Sawirro)

Shirkii 140-aad ee Midowga Baarlamaanada adduunka ayaa lagu soo gebagebeyeey magaalada Doxa ee xarunta dalka Qatar, waxaana ka qeyb galay Wafdi heer sare ah...

Ciidanka Amniga oo soo qabtay, Miinooyin, Bastoolado & Bambooyin (Daawo Sawirro)

Ciidanka Amniga ayaa howlgal ay ka fuliyeen degaanka Ceelasha BiyahaĀ  ku soo qabtay caawa nin ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Sidoo kale, NISA ayaa sheegtay in...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiiro cusub (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia ee lagu kala magacaabo...

War-murtiyeed laga soo saaray Shirka Baarlamaanada DF & afar dowlad goboleed (Sawirro)

Shirka Baarlamaanada dowlada Federaalka iyo afar Maamul goboleed oo ka dhacay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa la soo gebagebeeyey, iyadoo War-murtiyeed ka kooban...

Maxay ka wada hadleen RW Khayre & La-taliyaha amniga Qaranka Mareykanka? (Sawirro)

Raā€™iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Washington kulan kula qaatay la taliyaha amniga Qaranka Mareykanka, John Bolton. Ra'iisul Wasaare...

Shirkii Tubta Maamulka G/Banaadir oo looga dooday Xeerar Muhiim ah (Sawirro)

Shirkii Tubta Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay xarunta maamulka maamulka gobolka Banaadir, waxaana ka qeyb galay gudoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho iyo masuuliyiinta laamaha...

RW Khayre oo la kulmay Madaxweynaha cusub ee Bankiga Adduunka (Daawo Sawirro)

Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Washington waxa uu kulan kula qaatay madaxweynaha cusub ee Bangiga Adduunka, David...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs