Thursday, April 25, 2024

Shir u dhexeeya Madaxda Shanta dowlad goboleed oo caawa ka furmay Muqdisho

Shir u dhaxeeya Madaxweynayaasha Shanta Dowlad Goboleed ee Somalia ayaa caawa ka bilowday hotel ku yaalla garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho Shirkan ayaa...

Khaliif Warsame Waasuge oo xilka laga qaaday & Masuul cusub oo lagu bedelay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Hay'adda Qaxootiga Mudane Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdisalaan...

Daawo: Xildhibaano reer Hiiraan ah oo taageray Xilka ka qaadista Gudoomiye Cali Jeyte

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa taageeray talaabadii Madaxweyne Cali Guudlaawe uu xilka kaga qaaday Gudooomiyihii gobolka Hiiraan...

Gaadiidka Ciidanka ATMIS oo qof shacab ah jiiray & Booliska DF oo War ka...

Wiil dhalinyaro ah ayaa la sheegay inuu dhaawac halis ah soo gaaray ka dib markii ay degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ku jiireen...

Sidee Maalinta 1aad ee Ciidul adxaa looga dabaaldegay Muqdisho iyo gobolada dalka?

Shacabka Magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa saaka si weyn ugu dabaaldegaya maalinta 1-aad ee munaasabada Ciidul adxaa, iyadoo fantasiye balaaran oo arintaas ku...

Masuul katirsan Shirkada Amal oo galabta lagu dhawaacay Muqdisho

Masuul katirsan Bangiga iyo Xawaalada Amal xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa galabta lagu dhaawacay Suuqa Bakaaraha gaar ahaan meel u dhaw xarunta weyn ee Xawaalada...

Deni oo la kulmay Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee Golaha Shacabka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee cusub ee loo doortay Golaha Shacabka BJFS,...

Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qabtay Sargaal sare oo katirsanaa Al Shabaab

Sida lagu daabacay Wakaalada Wararka u faafisa dowlada Soomaaliya ee Sonna ciidamada amaanka ayaa maanta howlgal qorsheesan ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxa ay...

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Guutada 16aad ee ciidanka Kumaandoska Somalia ee Danab ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka  sameeyey degaano ay ku sugnaayeen Al-shabaab oo ka tirsan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs