Thursday, April 25, 2024

(Akhriso) Dowlada Somalia oo War ka soo saartay qaraxii galabta ka dhacay Muqdisho

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ruux naftiisa miidaamiyey uu galabta ka fuliyay maqaayada Blue sky oo ku taala magaalada Muqdisho halkaasoo dad shacab...

Jaamacadda Benaadir oo daahfurtay Barnaamij cusub oo Waxbarasho (Sawirro)

Jaamacadda Benaadir ayaa daahfurtay barnaamij cusub oo Waxbarasho (Internship) kaasoo ay iska kaashanayaan Jaamacado ku yaalla dalalka Kenya iyo Ugandha, iyadoo munaasabad arrintaas la...

Taliye cusub oo la wareegay taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM (Sawirro)

Ka dib xaflad ka dhacday magaalada Stuttgart ee dalka Jarmalka Gen. Michael E. Langley ayaa la wareegay xilka taliyaha taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan...

Khayre oo shaaciyay tirada lacagta ku baxday ciidanka labadii sano ee lasoo dhaafay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya  mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka hadlay cabashada kasoo yeereysay qaar kamid ah ciidanka dowlada oo ku aadan in...

Beesha Ceyr oo war ka soo saartay dilalkii dhowaan ka dhacay Dhuusamareeb

Odayaasha dhaqanka ee beesha Yabardhowrakace Ceyr ayaa ka hadlay dilalkii dhowaan magaalada Dhuusamareeb loogu geystay ganacsato ka soo jeeda beesha Saleebaan. Odayaasha Beesha ayaa qirtay...

Shiikh Shariif oo walaac ka muujiyey qadiyadda Jareer Weyne & kiiska Jen. Sheegow

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa walaac xoogan ka muujiyey qadiyadda Beesha Jareer Weyne iyo kiiska Janaral Sheegow siday isku dhaxgaleen. Shariif oo...

Xasan Shiikh: “Xariga Suxufiyiinta waa calaamad muujineysa dhaqan keli-talisnimo”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay xariga weriye C/casiis Axmed Gurbiye oo Madaxtooyada Soomaaliya ay dacwad kusoo oogtay. “In loo hanjabo oo...

Musharax Khayre oo hal arrin ku amaanay Raisul Wasaare Rooble, kuna baaqay..

RW hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ahna Musharax u taagan doorashada madaxweynaha dalka ayaa ku amaanay RW Rooble soo afjarida doorashada xubnaha labada...

Guddiga doorashada oo fasaxay labo kamid ah Kuraastii Koonfur Galbeed laga hakiyay

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka heer federaal ee (FIET) ayaa fasaxay Kuraasta kala ah Hop-103 iyo HOP-204 ee degaan doorashadooda tahay Koonfur Galbeed. Waxaa sidoo kale guddiga...

Guddiga loo xil saaray Amniga Muqdisho oo kulankii ugu horeeyay yeeshay (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay kulankii ugu horeeyay isugu yimid Guddiga loo xil saaray kasoo talo bixinta amaanka magaalada Muqdisho, Guddigan ayaana ka kooban Wasiiro, Saraakiil iyo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs