Saturday, April 20, 2024

Al-Shabaab oo War ka soo saartay Khasaaraha weerarkii xerada ciidanka Gorgor

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyada weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha laga soo buuxiyey kaasoo shalay lagu qaaday xero ciidanka kumandoska Gorgor ku...

Turkiga oo War ka soo saaray khilaafka dhinacyada Siyaasada Soomaaliya

Turkiga ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay heshiis la’aanta dhinacyada siyaasadda Soomaaliya iyo dib u dhaca ku yimid hanaanka doorashada dalka. War-saxaafadeed ay soo saartay...

Odowaa: “Ma jirto sabab aan hambalyo ugu diro doorasho Cadaalad daro ku timid”

Xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mid ahaa musharaxiintii qaadacay doorashadii DF ku qabatay Dhuusamareeb ayaa ka biyo diiday inuu hambalyo u diro Madaxweynaha cusub...

Wejigii labaad ee dhismaha dekeda Garacad oo bilaabanaya (Daawo Sawirro)

Gaadiid xamuul ah oo sida qaar ka mid ah qalabkii lagu bilaabi lahaa wajiga labaad ee dhismaha dekadda Garacad ee Gobalka Mudug ayaa gaaray...

Xukuumada Kheyre oo la sheegay in Saxaafada u qeybisay mid ay u hanjabto iyo...

Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir jaraa'id ku qabtay Maxamed Ibraahim Mocalimuu, oo ah Xoghayaha Guud ee ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ,waxa uuna ka hadlay...

Ireland: “Lama aqbali karo awooda ciidan ee DF u adeegsatay dibed-baxayaasha”

Dowlada Ireland ayaa si kulul u cambaareysay rabshadihii todobaadkii hore ka dhacay magaalada Muqdisho Danjiraha Ireland u fadhida QM Byrne Nason oo ka hadleysay kulankii...

Cali Guudlaawe iyo danjiraha Maraykanka oo ka wada hadlay qodobo xasaasi ah

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa qadka talefonka kula hadalay Safiirka Cusub ee Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya Danjire Larry Andre'. Madaxweynaha...

Q/Midoobay oo walaac ka muujisay khilaafka DF iyo dowlad goboleedyada

Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya James Swan, oo golaha ammaanka siiyey warbixin ku saabsan xaalada Soomaaliya, ayaa ka hadlay  khilaafka gaamuray ee...

Saraakiil lagu eedeeyey Musuq oo la horgeeyey Maxkamada gobolka Banaadir (Akhriso)

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay shan eedeysane oo ah saraakiil dowladeed oo loo soo qabtay falal la...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Gudoomiyay kulan looga hadlay arin muhiim ah (Daawo Sawiro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa  guddoomiyay kulanka guddi hoosaaska golaha wasiirrada ee tubta amniga iyo caddaalada oo looga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs