Friday, April 19, 2024

Aadan Barre Ducaale sidee u arkaa xilka qaadista maanta lagu sameeyey?

Aadan Barre Ducaale oo ahaa Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo uu hayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa ka hadlay sida uu arko...

Dib u dhac ku yimid howlgalkii ku wajahnaa Ceelbuur iyo khilaaf soo shaac baxay

Howlgal la qorsheynayey in Al-Shabaab looga saaro degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa soo wajahay dib u dhac ka dib khilaaf ka dhashay...

Agaasime cusub oo loo Magacaabay Waaxda Warfaafinta ee Madaxtooyada Somalia

Agaasimaha cusub ee Waaxda Warfaafinta ee Madaxtooyada Somalia ayaa loo magacaabay Cabdirashiid Maxamed Xaashi ka dib markii agaasimihii hore Cabdi Nuur Maxamed Axmed loo...

Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo la qabtay & duqa Muqdisho oo ka waramay

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya oo xog ka helay Shacabka kunool degmada Wadajir ay ku guuleysteen inay soo qabtaan Sarkaal...

DEG DEG: Heshiis laga gaaray Xildhibaanadii Ceelwaaq & kulankii Golaha shacabka oo furmay

Doorashadii gudoonka KMG ah ee baarlamanka Somalia ayaa goor dhow la isku raacay iney bilaabato ka dib markii lagu heshiiyey khilaafkii ka taagnaa xildhibaanadii...

Rasaas Wali ka dhax socota Wasaarada Shaqada iyo Al Shabaab oo War soo saartay

Rasaas ayaa wali ka dhax socota Xarunta Wasaarada shaqada iyo Shaqaalaha dowlada Soomaaliya oo kutaala agagaarka Isgooska Jubba ,kadib markii rag hubeesan oo katirsan...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo si kulul uga hadlay weerarkii Hotel Xayaat

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antony Gueters ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho 19kii Ogosto. Wuxuu...

DF oo War ka soo saartay Nin ka yimid dalka Shiinaha oo garoonka Muqdisho...

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee xukuumada Somalia ayaa war ka soo saartay nin Soomaali ah oo lagu qabtay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ka...

DAAWO TOOS: Xaflada Xiritaanka shirka Wadatashiga oo ka socota Muqdisho

Waxaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Muqdisho Xafladda Xeritaanka Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka. Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Madaxda Dowlad-goboleedyada dalka &...

(Sawirro) Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay Wasiirada Maaliyada dowlad goboleedyada?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka, Wasiirrada Maaliyadda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda ee Dawlad...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs