Friday, March 29, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiiro cusub (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjiranimo ka guddoomay Safiirada Dalalka Koonfurta Kuuriya iyo Serbia ee lagu kala magacaabo...

(Sawirro) Muxuu Xasan Shiikh kala hadlay danjire Danjire Mike Nithavrianakis?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis. Kulanka Madaxweynaha...

Wasiirka Waxbarashada Somalia oo ku goodiyey in la xirayo qaar ka mid ah iskuulada...

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in wasaaradu soo saartay manhajka dugsiyada hoose iyo dhexe oo kooban...

Axmed Madoobe oo xariga ka jaray Mashaariic laga hirgeliyey Kismaayo (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta Xariga ka jaray Xarumo si casri ah loo dhisay oo ay ku...

Maxkamada ciidamada oo xukuntay ganacsato qaraxyada ka caawin jirtay Al-Shabaab

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee dowlada Somalia  ayaa Maanta xukun ku riday ganacsato lagu eedeeyay inay gudaha dalka soo geliyeen Kiimikada iyo Agabyada loo...

Dibed baxyo rabshado oo ka socda qeybo ka mid ah Nairobi (Daawo Sawirro)

Dibed baxyo rabshado wata ayaa maanta ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya kaasoo ay sameynayaan shacab taageersan Mucaaradka. Waxaa dibed baxan ku dhawaaqay Hoggaamiyaha...

Muxuu Rooble kala hadlay Guddiyada Doorashada Federaalka & kan G/Woqooyi?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo kan doorashada Gobollada Woqooyi (SEIT). Kulanka...

RW Rooble oo Digniin kama dambeys ah siiyey Guddiyada Doorashooyinka

–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hab fogaan arag ah kula kulmay Guddiyada Doorashooyinka ayaa bogaadiyey habsami u socodka doorashooyinka...

Faahfaahin: Qarax ka dhacay agagaarka Xalane & Rooble oo War ka soo saaray

Waxaa soo baxaya Faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan qarax xoog leh oo caawa maqribkii ka dhacay  meel ku dhow albaabka laga galo xerada...

(Sawirro) RW Ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galaya shir caalami ah oo ka furmay...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Aswan ee dalka Masar uga qayb galay furitaanka madasha Aswan ee...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs