Friday, August 19, 2022

Khasaaraha dagaalkii shalay dhexmaray ciidamada Galmudug & ahlu sunna oo kordhay

Xaaladda degaanka Bohol ee duleedka Dhuusamareeb ayaa saaka, halkaasoo shalay ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug oo gacan ka helaya kuwa dowladda Federaalka iyo kuwa...

DEG DEG: Dowlada Somalia oo ku gacan seyrtay warbixintii guddiga xaqiiqo raadinta IGAD

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wax lala yaabo ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee dhawaan loo saaray dacwaddii dowladda Soomaaliya...

Maxaa Soomaaliya ka dhacay maanta oo kale 9-kii Disembar 1992-dii? (Sawirro)

Mareykanka ayaa maanta oo kale 9-kii Disembar 1992 Soomaaliya u diray ciidamo kumanaan askari gaaraya si ay u taageeraan gargaarka loo fidinayo kumannaan Soomaali...

Dowlada Somalia oo shaacisay Xiliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah

Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...

Faahfaahino ka soo baxaya dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay degmada Waajid

Waxaa soo baxaya faahfaahino ka soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal culus oo maanta ka dhacay degmada Waajid ee gobolka Bakool, kaasoo dhexmaray Al-Shabaab...

(Sawirro) Afar qodob oo looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Somaliand

Fadhigii golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ku qabsoomay habka Maqalka iyo Muuqaalka ah (Video Conference), ayaa waxa...

Raisul Wasaare khayre iyo wafdi uu horkacayo oo saaka dalka ka ambabaxay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka safar shaqo ugu baxay Dalka Qatar. Khayre ayaa waxaa wafdigiisa...

Guddoomiye ku-xigeenkii Arrimaha Bulshada gobolka Sh/hoose oo qarax lagu dilay

Guddoomiye ku-xigeenkii Arrimaha Bulshada ee maamulka gobolka Sh/hoose  Cumar Maxamed Cilmi (Carabey) ayaa lagu dilay degmada Afgooye sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo...

Dowlada federaalka oo dhaqaalihii ugu horeeyey ka heshay shidaalka Somalia

Dowladda federaalka ee Soomaaliya oo sanadihii dambe ku hawlaneyd sidii looga faaideysan lahaa kheyraadka dalka ayaa markii ugu horeysay dhaqaale ka soo xerooday kirada...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir