Saturday, April 20, 2024

Dowlada Itoobiya oo Warshad yaab leh ka furtay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Itoobiya ayaa xarigga ka jaray warshad cusub oo koronto, taas oo wasakhda u badali doonta tamar. Waxaa la rumaysan yahay in warshaddaasi ay tahay...

(Sawirro) Sacuudiga oo 30 sano ka dib Safaaradiisa ka furanaya Magaalada Muqdisho

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa maanta oo Talaado ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda, wafdi ka...

Farmaajo oo maanta la kulmaya Madaxda Xisbiyada dalka & Xisbi qaadacay

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa inuu kulan la qaato masuuliyiinta Xisbiyada siyaasadda ee heysta shahaadada KMG ee Guddiga Madaxa bannaan...

Faahfaahin: Qaraxyo xoogan oo caawa laga maqlay qeybo ka mid ah Muqdisho (Sawirro)

Qaraxyo xooggan ayaa goor dhow abaare 8:00 fiidnimo ka dhacay magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Jugta qaraxyadan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaana...

(Sawirro) Xildhibaan ka tirsan Senateka Mareykanka oo booqday Taiwan & Shiinaha oo..

Xildhibaan Maraykan ah oo ka tirsan golaha senate-ka ee qaabilsan ganacsiga iyo adeega hubka ayaa booqasho ku tagay dalka Taiwan, isaga oo ka dhego...

Xildhibaanada Beesha Murusade oon ku farxin Shirweyne maanta ka dhacay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho Shirweyne Wadatashi ah ku yeeshay Siyaasiyiinta, Waxgaradka, Dhalinyarada, Ganacsatada iyo Haweenka Beesha Murusade , waxaana shirkan uu ahaa mid looga...

Musharaxiinta oo dhaliilay guddigii uu Rooble u Magacaabay dhalinyarada ku maqan Eritrea

Qoraal ay soo saareen Midowga Musharaxiinta ayaa lagu soo dhaweeyay tallaabada uu qaaday ra’iisal wasaare Rooble oo uu guddi heer qaran ah ugu magacaabay...

(Sawirro) Boqolaal arday ka aflaxday Jaamacada Benaadir oo shahaadooyin la gudoonsiiyey

Munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayey boqolaal arday oo ka qelin jebiyay 10 ka mid ah 11 kuliyadood ee ay ka kooban tahay Jaamacadda...

Saciid Ciise: “Somalia waxaa u fiican hanaanka Madaxweyne iyo Madaxweyne ku-xigeen”

Jamhuuriyadda Soomaaliya waa dal ka soo kabanaya burbur dowladnimo, waxaana sida badan ku gadaaman dhibaatooyin aad u badan oo dhaliya xasarado ay ka curtaan...

Maxaa ka ka soo baxay shirkii golaha wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawirro)

Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi oo looga hadlay xaaladda amniga waddanka, dadaalka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs