Friday, March 29, 2024

Madaxda sare ee DF oo qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Bankiga Adduunka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka oo dalka u yimid...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Eritreya (Daawo Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la...

Xassan Shiikh oo taliye cusub u magacaabay ciidanka Badda iyo Difaaca xeebaha Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Gaashaanle Sare Mubarak Cabdiqani Muuse Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha...

War cusub oo ka soo kordhay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Niger

Midowga Yurub ayaa joojiyay taageeradii dhaqaale ee uu siin jiray dalka Niger, iyadoo Mareykanka uu ku hanjabay in uu tallaabadaasi oo kale uu qaadi...

Puntland oo xabsi ku gurtay shacab soo dhoweyn rabay Wasiir ka tirsan Xukuumada Rooble

Ciidamada Booliska Garoonka diyaaradaha Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa Maanta xirxiray dad doonayay inay soo dhaweeyaan Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan...

Prof. Geeddi: “Siyaasiyiinta dalkan soo hogaamiyey waa iney hoos u dhigaan Xasarada”

Ra’isul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Cali Max’ed Geeddi ayaa ka hadlay xiisada siyaasadeed ee ka dhex aloosan dowlada Somalia iyo...

Jabuuti oo ka hadashay sida uu noqon doono xiriirka ay la leedahay dowlada Somalia

Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ku sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Jabuuti uu sii ahaan doono mid xooggan. Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay...

Itoobiya & TPLF oo isku maandhaafsan fulinta qodob ka mid ah heshiiskii Nabada

Wasiirka Isgaarsiinta Dowladda Itoobiya Legese Tulu ayaa sheegay in dhammaan ciidamada ka dagaalamaya gobolka Tigray ee aan ka tirsaneyn ciidamada Federaalka ay isaga bixi...

Militariga qabsaday Niger oo ka jawaabay digniin kaga timid urur goboleedka ECOWAS

Hogaamiyaha cusub ee Niger ayaa sheegay in militariga uusan u hogaansami doonin cadaadiska lagu doonayo inuu dib ugu soo celiyo xukunka madaxweynihii xilka laga...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs