Friday, August 19, 2022

Madaxweyne Farmaajo & wafdi uu horkacayo oo maanta u ambabaxaya safar dibada ah

Maaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa iney maanta ka dhoofaan garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho iyagoo...

RW ku-xigeenka oo Beijing kaga qeyb galaya Madasha Iskaashiga Shiinaha & Afrika (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha uga qayb gelay munaasabadda daah-furka dhoofinta ganacsiga iyo dhaqaalaha...

Saadiq Cabdilaahi Cabdi :-Nidaamka Federaalka waa “Dameer iyo labadiisa daan”

Dᴀᴅ ʙᴀᴅᴀɴ ᴏᴏ Sᴏᴏᴍᴀᴀʟɪʏᴇᴇᴅ ᴀʏᴀᴀ ᴋᴜ ᴡᴀʀᴇᴇʀsᴀɴ/ᴅɪɪᴅᴀɴ ᴀᴍᴀʙᴀ ᴀʏ ɪsᴋᴀɢᴀ ᴅʜᴇx ʏᴀᴀᴄsᴀɴ ᴛᴀʜᴀʏ Nɪᴅᴀᴀᴍᴋᴀ Dᴏᴡʟᴀᴅᴇᴇᴅ ᴇᴇ "Fᴇᴅᴇʀᴀᴀʟᴋᴀ Sʏsᴛᴇᴍ-ᴋᴀ" ɪʏᴏ ᴛʀɪʙᴀʟ sʏsᴛᴇᴍ/ʜᴀʙ ᴅʜᴀǫᴀɴᴋᴀ ʜᴏʀᴊᴏᴏɢᴇʏᴀᴀsʜᴀ ᴍᴀᴀᴍᴜʟ-ɢᴏʙᴏʟᴇᴇᴅʏᴀᴅᴀ...

Guddoomiyihii guddiga xallinta khilaafaadka oo ka hor yimid xilka qaadistii Rooble

Guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka ee doorashooyinka Soomaaliya, Xuseen Maxamed Maxamuud Laki, ayaa ku gacan sayray xilka qaadistii uu Ra’iisal wasaare Rooble ee xubno ka...

Jidadka Magaalada Beladweyne ee maanta la xiray & dad Xabsiga lagu guray

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa xiray maanta gabi ahaanba wadooyinka waaweyn ee Magaalada Baled-weyne, iyadoo Dadka ku dhaqan Magaaladaas ay saaka ku...

Meydka Askari Muqdisho lagu dilay bil ka hor oo aan weli la aasin (Sababta)

Askari ka tirsanaa ciidanka Milateriga oo bil ka hor lagu dilay degmada Xamar-Weyne ee gobolka Banaadir ayaan wali la aasin meydkiisa isagoo ku jira...

Farmaajo oo xariga ka jaray Xarunta IGAD ee Cimilada & Ilaalinta Degaanka (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga...

Ingineero Turki ah oo dhimasho & dhaawac ku noqday qaraxii ka dhacay Lafoole

Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saaka qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa la eegtay Injineero Turki ah iyo...

Guddoonada labada Aqal ee Baarlamanka oo Saddex qodob ku heshiiyey (Sawiro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi...

Ehelada Mukhtaar Roobow oo beeniyey qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA

Ehelada Mukhtaar Robow, ku xigeenkii hore ee hogaanka Al-Shabaab oo muddo saddex sano ah u xirnan dowladda Soomaaliya ayaa beeniyey hadal kasoo baxay ku-simaha...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir