Thursday, March 28, 2024

Maxkamadda G/Banaadir oo xirtay dacwada Masuuliyiin loo heystay musuq

Maxkamadda G/Banaadir ayaa xirtay gal-dacwadeed ka furnaa maxkamadda oo ka dhan ahaa  Eedeysanayaasha kala ah Abshir Maxamed Cali iyo Maxamed Idiris Axmed. Labada xubnood waxaa...

Safiiro Afrikaan ah oo warqadaha aqoonsiga ku wareejiyey Xassan Shiikh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mudane Mninwa Johannes iyo...

Khayre: “Sax maaha in ciidanka amnigu qeyb ka noqdaan guddiyada doorashooyinka”

RW hore ee Somalia Xassan Cali Khayre ahna musaharax u taagan doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa talaabo qaldan ku tilmaamay in ciidamada amaanku lagu soo...

Injineer u dhashay dalka Turkiga oo lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax duhurnimadii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho caasimada Somalia ayaa waxaa ku geeriyooday nin injineer ah oo u dhashay dalka Turkiga. Qaraxan ayaa ka dhacay...

Nin Macalin iskuul ahaa iyo darawal siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho

Nin Macalin ah ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay Gudaha iskuul ku yaalla Dagmada Wadajir ee magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Ex-garaashkii Muuse...

Fadeexad kale oo ku soo baxday Booliska Iran & dibed baxyadii socday oo xoogeystay...

Waxaa sii kordheysa Caro xooggan oo ka dhalatay muuqaal laga duubay ciidamada ka hortaga rabshadaha ee dalka Iran, oo lagu baahiyay baraha bulshada, iyagoo...

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ka dhacay agagaarka dugsiga...

Rooble oo Nairobi kula kulmay Cumar C/rashiid, Qalbi-dhagax & xubno kale.(Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Sharmarke kaas oo ay iska xog-wareysteen...

Dil caawa ka dhacay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada H/wadaag nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Xasan Axmed Mooge. Dilka ninkan ayaa ka dhacay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs