Thursday, April 25, 2024

Beesha caalamka oo war ka soo saartay doorashadii ka dhacday Puntland (Akhriso)

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay soo dhoweynayaan gabagabada doorashada madaxtinimada Puntland ee 8da Janaayo 2024. Waxaan ku bogaadinaynaa shacabka Dowlad Goboleedka Federaalka Puntland...

Mareykanka oo shaaciyey tirada Qaxootiga Afrika ee uu sanadkan qaadanayo

Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii si rasmi ah u shaaciyey tirada qaxootiga ee Maraykanku uu qaadanayo sannad miisaaniyadeedka 2023, tiradaas oo gaadhaysa...

Farmaajo oo Saakay Isbitaal ku booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Muqdisho (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii...

(Akhriso) Galmudug oo faahfaahisay duqeyn ay fuliyeen Ciidamada Maraykanka

Wasaarada amniga Galmudug ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay duqeyn ay saaka Ciidamada Maraykanka u geysteen fariisin ay Al-shabaab ku laheyd degaanka Qeycad...

Dayuurad 8 bilood ka hor burburtay oo la xaqiijiyey in labo gantaal lagu dhuftay

Baaris lagu sameeyay sanduuqyada madow ee diyaaraddii rakaabka ee laga lahaa Ukraine ayaa muujinaya in laba gantaal ay ku dheceen, kuwaasoo ay u dhaxaysay...

Xamse oo khudbad ka jeediyey Shirka J/Carabta ee looga hadlay damaca Itoobiya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediey shir deg deg ah oo ay isugu...

Tirtada dadka ku dhintay isbuurashadii Indonesia oo sii korodhay (Sawirro)

Waxaa sii kordheysa tirada dadka ku dhintay isbuurasho xalay ka dhacday garoonka kubadda cagta ee bariga magaalada Java ee dalka Indonesia. Tirada dhimashada ayaa gaartay...

Qabanqaabo lagu soo dhoweynayo Raisul Wasaaraha Somalia oo ka socota Kismaayo

Maamulka Jubbaland ayaa xoojiyey amniga Magaalada Kismaayo oo maanta la filayo inuu gaaro Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu horkacayo. Wafdi...

Raisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo dalka ambabaxay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa...

(Sawirro) Booliska Maraykanka oo 12 sano ka dib gacanta ku dhigay Yaser Abdel Said

Darawal taksiile ahaa oo lagu eedeeyey inuu dilay labo gabdhood oo uu dhalay ayaa la xiray ka dib markii muddo 12 sano ah la...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs