Friday, April 19, 2024

Degaan ka tirsan gobolka Mudug oo qarka u saaran inuu Ciidda ka hoos maro...

Degaanka Dhinowda ee gobolka Mudug oo 265km bari kaga toosan Magaalada Gaalkacyo ayaa qarka u saaran inuu hoos maro ciida ka dib markii uu...

(Sawirro) RW Rooble oo ku baaqay shir deg-deg ah oo looga arinsanayo amniga Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku baaqay kulan deg-deg ah oo qeybaha kala duwan ee bulshada, gaar ahaan Siyaasiyiinta,...

Xildhibaano ku dhaawacmay Qarax ismiidaamin ah & Qoorqoor oo ka badbaaday

Gaari qarax laga soo buuxiyey oo uu waday qof is-miidaamiye ah ayaa lala beegsaday saka waaberigii tuulada Laas Gacamey oo u dhaxaysa deegaaada Wisil...

Jubbaland oo shaacisay xiliga ay qaadeyso Imtixaanka shahaadiga ah (Akhriso)

Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Jubbaland oo shaacisay wakhtiga la galaayo imtixaanka shahaadiga ah. Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa dib u dhigis ku...

Cali Xasan Cabdalla (Cali Muhaajir) oo isku dhiibay ciidamada Jubbaland (Sawirro)

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in mid ka mid ah dagaalyahanada Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Maamulkaasi. Saraakiisha Jubbaland ayaa magaca dagaalyahanka isku soo dhiibay...

Faahfaahin: Dagaal dhimasho & dhaawac geystay oo ka dhacay Muqdisho

Dagaal khasaare nafeed geystay ayaa maanta barqadii ka dhacay saldhiga Booliska degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho kaasoo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan DF. Ilo xog-ogaal...

Maxay Soomaalida Nederlands uga dhigan tahay abaal marinta la siiyey Zahra Siyaad Naaleeye?

Marwo Zahra Naaleeye oo ka tirsan dalada ururka FSAN ee dalka Nederlands, caanna ku ah ololaha ka hortagga gudniinka gabdhaha, ayaa la guddoonsiiyay abaalmarinta...

Xaggee ku dambeeyey Khilaafkii u dhexeeyey Madaxweyne Qoorqoor & ku-xigeenkiisa?

Waxaa si rasmi ah loo soo afjaray Khilaafkii dhowaan ka dhex qarxay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Qoor-Qoor iyo ku-xigeenkiisa Cali Daahir Ciid. Isagoo wareysi siinayay...

Soomaali ku xanibneyd dalka Ugandha oo maanta dalka lagu soo celiyey (Sawirro)

Waxaa maanta dib looga celiyay magaalada Muqdisho muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalka Uganda tan iyo markii uu caalamka kala xirxiray xanuunka safmarka ah...

Dagaal saaka ka dhacay degaanka Goof-guduud iyo Al-shabaab oo la wareegtay

Al-Shabaab ayaa sheegtay iney la wareegeen degaanka Goof-gaduud ee duleedka kaga beegan Magaalada Baydhabo ka dib dagaal culus oo saaka ka dhacay. Qoraal lagu baahiyey...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs