Friday, April 19, 2024

Facebooka Ashraf Qaani oo la jabsaday iyo Ereyo lagu taageerayo Taliban oo lagu qoray

Barta uu Facebooka ku lahaa Madaxweynihii hore ee dalka Afganistan Ashraf Qaani ayaa la jabsaday, waxaana bartaasi lagu daabacay qoraalo taageero loogu muujinayo kooxda...

Haweeney Sabab Layaab leh u dalbatay Furiin Labo maalin kadib arooskeeda !!

Haweeneydaasi oo u dhalatay dalka Sacuudiga waxay dacwad cabasho Mar-la-arag ah ka keentay Saygeeda oo ay 2 maalin ka soo wareegtay, markii ay Aqal...

Dowlada Itoobiya oo xireysa Safaaradeeda Masar iyo Sababta oo la shaaciyay

Dowlada Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay albaabada isugu dhufaneyso safaarada ay ku leedahay magaalada Qaahira Caasimada dalka Masar ,xili uu sii xoogeesanayo...

Sargaal 9-bilood Suuxsanaa oo markii uu soo toosay Niyad Jab xoogan la kulmay

Sarkaal ka tirsan booliska Kenya ayaa ka kooma ka soo toosay ka dib sagaal bilood oo ku jiray balse waxa uu la kowsaday, shaqadii...

Sheekh Caan ah oo Gabar u raadinaya Wiilkiisa iyo Shuruudo Adag oo ku xiran...

Sheekha caanka ah ee u dhashay dalka Hindiya ee wacdiya, Zakir Naik, ayaa bartiisa Facebook soo dhigay qoraal uu wiilkiisa ugu raadinayo gabar uu...

Dhisme ku yaalla Magaalada Nairobi oo laga kala cararay ka dib markii lagu arkay..

Booliska ka hortaga qaraxyada ayaa maanta geeyey dhismo ku yaalla xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi oo laga kala cararay ka dib markii warqad hanjabaad...

Donald Trump iyo Amiir Max’ed Bin Salmaan oo lagu riday xukun dil ah

Maxkamad ku taalla dalka Yemen ayaa xukun dil ah ku ridday 10 qof oo ay ku jiraan madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump iyo...

Soomaali gubay kaniisado ku yaalla dalka Norwey oo xukun lagu riday

Maxkamada Racfaanka Gobolka Innlandet ee dalkan Norway ayaa Soomaali 29 jir ah ku xukuntay in lagu hayo xarunta dhimirka ee lagu hayo dadka geysta...

Donald Trump oo dacwad kusoo oogay Gabar uu adeer u yahay iyo Wargeys caan...

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa dacwad ka gudbiyay Gabar uu adeer u yahay oo lagu magacaabo Mary Fred Trump iyo Wargeyska...

Wararkii Ugu Dambeeyay Afgembigii Fashilmay ee Sudan iyo Saraakiil badan oo la xir xiray

Waxaa maanta dalka Sudan ka dhacay Afgembi fashilmay ay soo maleegeen saraakiil iyo askar katirsan ciidanka milatariga dalkaasi, kuwaa oo doonayay in ay xoog...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs