Thursday, April 18, 2024

Somali President Hassan Sheikh Mohamud to speak Thursday evening at Minneapolis Convention Center

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is scheduled to address Minnesota’s Somali community, the largest outside of Africa, at the Minneapolis Convention Center Thursday evening. Hassan...

(Sawirro) Museveni oo dhaleeceyn kala kulmay sawir uu bartiisa Twitterka soo dhigay

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa dhaleecayn dhanka la kulmay ka dib markii uu boggiisa rasmiga ah ee Twitter soo dhigay sawir marin habaabin ah...

Duqa magaalada Istanbul oo xabsi lagu xukumay lana saaray Xayiraad Siyaasadeed

Maxkamad ku taal dalka Turkiga ayaa Arbacadii xabsi ku xukuntay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu, waxayna xayiraad siyaasadeed kusoo rogtay siyaasiga mucaaradka ah oo...

Hadal ay jeedisay Gabadha Madaxweyne Ruto oo dhaliyay Hadal heyn iyo Dhaleeceyn

Dalka Kenya ayaa si weyn looga hadal hayaa xafiis ay sheegtay in ay leedahay gabar uu dhalay Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, waxaana dadka...

Wakaalada Wararka Xinhua oo faafisay muuqaal dad badan yaab & fajac ku noqday (Sawirro)

Wakaalada Wararka Shiinaha ee Xinhua ayaa faafisay muuqaal dad badan fajac ku noqday, oo muujinaya Madaxweynaha dalka South Sudan Salva Kiir oo isagoo goob...

Ukraine oo sheegtay iney fashilisay weerar Ruushku ku soo qaaday Kyiv (Sawirro)

Maamulka Ukraine ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar uu Ruushku ku soo qaaday Kyiv iyo gobolka ku xeeran Arbacadii iyadoo habkooda difaaca cirka ay burburiyeen...

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga oo Fariin hambalyo ah u diray Xulka Moroko

Xulka kubadda cagta ee dalka Morooko ayaa guulo waa weyn ka gaaray koobka kubadda cagta adduunka ee ka socda dalka Qatar, waxa ayna caawa...

Askar ka badan 1,500 oo maalmaha soo socda ku soo wajahan Somalia

Taliyaha Ciiddanka Dhulka ee Milliteriga Uganda, General Wilson Mbadi waxaa uu sheegay in 1,556 Askari Tababar ugu soo xiray Xerada Hawlgallada Taageeradda Nabadda ee...

Ra’isul Wasaare iyada oo aflagaado geesaneysa la maqlay oo Raaligelin bixisay

Ra'iisal wasaaraha dalka New Zealand Jacinda Ardern, ayaa fadeexo dhaxda ka gashay, kaddib markii iyada oo hortaagan baarlamaanka dalkaasi aflagaado u geesatay siyaasi mucaarad...

Jarmalka oo Tallaabo degdeg ah qaaday kaddib qorshihii afgembi ee fashilmay

Ciidamada ammaanka dalka Jarmalka ayaa wali howlgalo culus ka wada qeybo kamid ah dalkaasi, kaddib qorshe afgembi fashilmay oo ay diyaariyeen kooxo katirsan xagjiriinta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs