Tuesday, September 27, 2022

Imran Khan oo lagu soo eedeeyay dambi culus uu xabsi ku muteysan karo

Maxkamad ku taal Pakistan ayaa go'aansatay, inay Ra'isul Wasaarihii hore Imran Khan kusoo oogto kiis 'ixtiraam darro' ah oo u hanjabay garsoore dumar ah,...

Britain oo calanka hoos u dhigtay & baroordiiq 10 cisho ah oo lagu dhawaaqay...

Dowlada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 10 maalin oo baroor diiq ah waxaana la hakiyay dhamaan kulamada Siyaasada Ciyaaraha & Madadaalada ka dib geeridii ku...

(Sawirro) Arday labadiisa Macalin ku dilay Faas iyo Mindi oo xukun adag lagu riday

Maxkamad ku taalla magaalada Malmö ee dalka Sweden ayaa wiil 18-sano jir ah ku heshay danbi ah inuu dil u geystay labo macalin oo...

Amiir Charles oo la wareegay Taajka Boqortooyada UK ka dib geeridii Elizabeth

Amiir Charles ayaa la wareegay kursiga boqortooyada UK xilli ay da’diisu tahay 73 jir sida lagu sheegay war ka soo baxay qasriga boqortooyada. Charles ayaa...

Xubno katirsan kooxda Daacish oo la xiray xilli ay diyaarinayeen Falal ammaan darro

Ciidamada ammaanka dalka Turkiga ayaa gacanta ku dhigay shan nin oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin kooxda Khilaafada Islaamka ee Daacish, ragan la...

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Cadeeyay in uusan ku farxin guushii William Ruto

Madaxweynaha xilka ka degaya ee dowladda Kenya Uhuru Kenayatta , ayaa sheegay in uusan ku farxin guushii uu doorashada madaxweynaha ka gaaray saaxiibkiis hore...

Qoys Sabab layaab leh gurigooda Qashin qub uga dhigay !! (Daawo Sawirro)

Warbaahinta Koofur Kuuriya ayaa baahisay muuqaallo lammaane da’ ah oo ku nool guri qashinqub ah muddo sannaddo ah sabab la xiriirta diidmada inankooda 40-jirka...

William Ruto oo Wadahadal la yeeshay Madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhuru Kenyatta

Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Ruto ayaa wadahadal dhinaca telfoonka la yeeshay madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhuru Kenyatta , oon ku farxin...

Wasiirada Ugu Muhiimsan Xukuumadda Britina oo loo magacaabay Xubno aan Cadaan aheyn

Ra’isul wasaaraha cusub ee dalka Britain Liz Truss, ayaa soo xushay golaha cusub ee wasiiradda xukuumadda ay hoggaamin doonto, waxaana wasaaradaha ugu muhiimsan usoo...

OPEC iyo Ruushka oo hal arrin darteed ku heshiiyey inay yareeyaan wax soo saarka...

Ururka ay ku bahoobeen shirkadaha shidaalka soo saara ee OPEC iyo xulafada uu hoggaamiyo Ruushku ayaa ku heshiiyey Isniintii, in wax yar la dhimo...

News in English

Somalia’s Vigilante to Eradicate al-Shabaab

In a country that is never short of hot button issues, lately the Ma’wisley issue has been stirring the strongest emotions and widely broadening the political...

Xulka Allbanaadir