Tuesday, April 23, 2024

Maxkamad Lacag magdhaw ah ku xukuntay shirkad wareysi-shaqo ka ceyriyay gabar diidday in ay...

Wakaaladda wararka Turkiga ee Anaadool ayaa warbixin ka qortay gabar Muslimad ah oo uu wareysi-shaqo ka ceyriyay ninkii ka qaadayay wareysiga oo ay ka...

Hogaamiyaha Kooxda Daacish oo mudo dheer kadib soo diray fariin

Hogaamiyaha Kooxda isu magacawday Khilaafada Islaamka ee Daacish Abuubakar Al Bagdaadi ayaa fariin cod ah soo diray, kadib mudo ku dhawaad sanad oon codkiisa...

Mid kamid ah Imaamyada Masjidka Xaramka oo la xiray iyo Sababta ka dambeysa

Boqortooyada Sacuudiga ayaan weli wax war ah kasoo saarin xariga Shiikh Salax al-Talib oo kamid ah imamyada Masjidka weyn ee xaramka (Makkah Al Mukaramah),...

Dowlada Itoobiya oo amar ku bixisay in xabsiga la dhigo Taliyihii hore ee Sirdoonka

Dowladda Itoobiya ayaa waxay warqad lagu soo xirayo u jartay Madaxii hore ee sirdoonka dalkaas Getachew assefa. Ninkan ayaan ku jirin kulankii Xisbiga talada haya...

Jidadka Nairobi oo maanta gaadiid la’aan ah iyo sababta ka dambeysa

Milkiilayaasha gaadiidka caasimada Nairobi ayaa maanta qorshaynaya inay shaqa joojin ku dhaqaaqaan taasoo ay uga cabanayaan canshuurta lagu soo rogay shidaalka. Waaxda keyd haynta ayaa...

Nin lasoo shaqeeyay xisbigii Naaziga oo laga tarxiilay Mareykanka (Daawo Sawirro)

Dowlada Mareykanka ayaa dalka Jarmalka u masaafurisay qofki ugu danbeeyay oo ka tirsanaa xisbigii Naziga Jarmalka, kaasoo sannado badan ku noolaa magaalada New York...

Kumanaan Soomaali ah oo salaadii ciida ku wada tukaday fagaare ku yaalla London (Daawo...

Xaafadda Woolwich ee Magaalada London ayaa maanta si weyn looga dabaaldegay munaasabada maalinta koowaad ee ciidul adxaa. Barxad ku taalla xaafadaas ayaa waxaa saaka isugu...

Dalalka Islaamka qaarkood iyo gobol ka mid ah Somalia oo maanta aan laga ciideynin

Qaar ka mid ah dalalka Muslimka ayaa Sacuudiga ku khilaafay Munaasabada maalinta koowaad ee Ciidul adxaa oo inta badan caalamka Islaamka looga degayo maanta...

Sidee Fahad Yaasiin ku helay dhalashada iyo Baasaboorka dalka Kenya? (Daawo Sawirro)

Dowlada Kenya ayaa baareysa sida uu mas’uul ka tirsan dowlada Fedaraalka Soomaaliya ku qaatay Baasaboorka iyo Kaarka Dhalashada Kenya ee loo yaqaan Kibandha, isagoo...

Wasiirad baaskiil ku tagtay isbitaalkii ay ku Umuli aheyd !! (Daawo Sawirada)

Haweeneyda wasiiradda haweenka ka ah dalka New Zealand ayaa baaskiil ku aadday isbitaalka si ay ugu soo umusho cunugeeda ugu horreeya, ka dib markii...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs