Saturday, April 20, 2024

Xog cusub oo laga helay dilka Jamal Khashogi & Sirdoonka Maraykanka oo War soo...

Waxaa sii kordhaya xogaha ku wareegsan qoraaga caanka ahaa ee dalka Sacuudiga Jamal Khashogi oo lagu waayey markii uu 2-dii bishan Oktoobar galay Qunsuliyadda...

Ra’isul Wasaare sameeyay bar Inter oo lagu soo dalban karo xillka Wasiirnimo

Hannaanka uu Ra'iisul wasaaraha dalka Ciraaq Caadil Cabdul Mahdi ku doonayo inuu ku dhiso golaha wasiirrada ee xukuumaddiisa ayaa qeyb ka mid laga dhigay...

Dadka kasoo jeeda Qaarada Afrika oo Fiiso la’aan ku tagi kara dalka …

Dowlada Itoobiya ayaa is badal ku sameesay qaabkii ay dalkeeda kusoo gali jireen dadka kasoo jeeda Wadamada Afrika, waxaana talaabadan cusub ay qaaday dowlada...

Afrika oo markii ugu horeysay marti gelineysa Tartanka Olombikada dhallinyarada

Senegal ayaa noqoneysa dalkii ugu horeeyey afrikaan ah ee martigalin doona ciyaaraha xilliga qaboobaha ee Olombikada dhallinyarada sannadka 2022ka. Guddiga caalamiga ah ee olombikada ee...

Maraykanka oo soo saaray War ku saabsan Suxufiga lala’ yahay ee Jamal Khashoggi

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Sacuudiga inay taageeraan baaritaan cad oo lagu sameeyo suxufiga la la’yahay ee Jamal Khashoggi, kaasi...

Boolis gacanta ku dhigay lamaane ka ganacsan jiray xubnaha jirka dadka (Daawo Sawirro)

Baaritaan ayaa lagu hayaa lamaane u dhashay dalka Mexico oo la xiray iyagoo wata xubno ka tirsan jirka bani'aadamka, iyadoo lala xiriiriyay dilka labaatan...

Cabdi Max’uud Cumar oo mar kale la soo taagay Maxkamad ku taalla Addis ababa

Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa mar kale manta ka soo muuqday maxkamad ku taalla Magaalada Addis Ababa. Dhageysiga dacwadda...

Madaxweynaha Turkiga oo ka hadlay baaritaanka dilka Jamal Khashoggi

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa ku tilmaamay arrinta ku saabsan saxafigii la waayey  xilli uu booqanayey qunsuliyadda Sucuudigu ku leeyahay magaalada Istanbuul mid...

Daanyeer Bas rakaab saaran yahay waday iyo Darawalkii u dhiibay oo la ganaaxay (Sawirro)

Darawal bas oo u dhashay dalka Hindiya ayaa laga duubay muuqaal dad badan aad u daawadeen , kadib markii darawalkan gaari bas ah ay...

Senate-ka Mareykanka oo Ansixiyay Garsoore Brett Kavanaugh oo maalmo badan lagu dhagnaa

Senatka Mareykanka ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ansixiyay Brett Kavanaugh in uu noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee Mareykanka, kadib isbuucyo hareeyay noloshiisa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs