Dood ku saabsan (Ku dhashay & u dhashay) oo ka taagan dalka Maraykanka
Madaxweyne Trump ayaa sheegay in isagoo adeegsanaya awooddiisa madaxweyne uu qorsheynayo sidii uu ku soo afjari lahaa Xaqa uu qofka u leeyahay inuu muwaadin...
Madaxweyne caan ah oo Soomaaliya ku tilmaamay meel bahalo galeen ah
Qoraal uu barta Twitterka soo dhigay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musavani ayaa xiisad ka dhaliyay baraha bulshada, waxa uuna Madaxweynaha Uganda tilmaan xun ka...
Erdogan oo dilkii Khashoggi si toos ah ugu eedeeyay Madaxda sare ee Sacuudiga
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si toos ah ugu eedeeyay Madaxda sare ee Boqortooyada Sacuudiga in ay amreen waxna ka ogaayeen dilkii...
Aabihii Taalibaan Maulana sami Al Xaq oo gurigiisa lagu dhax dilay
Wadaadka reer Pakistan ee la yirahdo Maulana sami Al Xaq kuna caan baxay magaca 'Aabaha Taalibaan' ayaa lagu dilay magaalada Waqooyiga ku taalla ee...
Ciyaaryahan Caan ah oo xukun lagu riday kadib markii uu Daanka feer uga jabiyay...
Ciyaaryahankii hore ee kooxda kubada cagta ee Arsenal hadana katirsan Naadiga Rosenborg, Nicklas Bendtner, ayaa lagu xukumay 50-maalmood oo xabsi ah iyo ganaax lacageed.
Nicklas Bendtner,...
Madaxweyne Trump oo mar kale abuuray cabsi ku saabsan soo-galootiga
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa mar kale khamiistii abuuray cabsi ku saabsan dadka soo-galootiga ah ee aan sharciga lahayn, isaga oo ballan-qaaday amar madaxweyne...
Nin Xaaskiisa kula taliyay in ay is disho oo xukun adag lagu riday
Maxkamad kutaala dalka Australia ayaa 8-sano oo xabsi ah ku riday nin lagu helay dambi ah in uu xaaskiisa ku dhiiro galiyay in ay is...
Max’ed Bin Salman oo sheegay hadal xoojinaya inuu ku lug lahaa dilka Jamal Khashoqgi
Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa laga faafiyey war sir ah oo uu la wadaagay wiilka uu soddoga u yahay madaxweynaha Mareykanka, una...
Soomaali lagu dilay Magaalada Cape Town iyo faahfahino ka soo baxaya
Nin Soomaali ah ayaa lagu dilay Magaalada Cape Town ee dalka koonfur Afrika sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.
Maxamed Yuusuf ayaa sida...
Inta badan Caruurta Dunida oo la ogaaday in ay qaataan hawo wasakheysan (Sawirro)
Maalin kasta ku dhawaad 93% carruurta dunida oo ay da’doodu ka yartahay 15 sano una dhiganta 1.8 bilyan – waxay qaataan hawo wasakheysan oo...