Tuesday, July 5, 2022

Ciidamo Kenyan ah oo ku dhintay qarax lala beegsaday & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax ciidamada Kenya lagula eegtay degaan ka tirsan gobolka ku yaalla Xeebta ee Lamu sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Gaari dagaalka ah...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaalada Jigjiga iyo halka uu ku dambeeyey Cabdi Max’uud Cumar

Shacabka magaalada Jigjiga ayaa billaabay inay nadiifiyaan wadooyinka Magaalada oo burbur badan uu daadsanaa kaasoo ka dhashay rabshadihii maalmo ka hor ka dhacay magaaladaas Waxyaabaha...

Amiir Alwaleed Bin Talal oo Saami ka iibsaday barta Snapchat

Taajir u dhashay Boqortooyada Sacuudiga oo lagu magacaabo Amiir Alwaleed Bin Talal  ayaa saami ka iibsaday barta muuqaalada lagu duubo sidoo kale bulshadu kuwada xariirto...

Itoobiya oo heshiis nabadeed la gashay Mid ka mid ah jabhadihii dagaalka kula jiray

Xukuumada Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la saxiixatay jabhadda hubeysan ee OLF (Oromia libration front). iyadoo Heshiiska lagu saxiixay magaalada Asmara ee caasimadda dalka deriska ah...

Cabdi Max’uud Cumar oo la qabtay & xog ku aadan halka loo kaxeystay

Madaxweynihii shalay xilka ka degay ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Max'uud Cumar ayaa la sheegay ciidamada militariga federaalka qabteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya...

Trump oo Digniin Adag hawada u mariyay Dadka Xiriirka Ganacsi la leh dalka ….

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa digniin adag hawada u mariyay Wadamada iyo dadka kale ee xiriirka ganacsi la sameeya Dowlada Iiraan oo cunaqabteyn ...

Xagee ku Dambeyn doonaa Madaxweynihii Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ?

Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa shalay is casilay kadib rabshado xoogan oo ka dhacay magaalada Jigjiga oo xarun u aheyd ...

Midowga Yurub Oo Kalsoonida Kala Noqonaya Dowladda Soomaaliya iyo Sababta ka dambeysa

Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu eedeeyay arimo kala duwan oo Midowga Yurub uu sheegay iney...

Dowlada Jabuuti oo si kulul uga hadashay Muwaadiniin looga dilay magaalada Diri-dhabe

Xukuumada dalka Jabuuti ayaa si kulul u cambaareesay muwaadiniin u dhalatay dalkaasi oo lagu dilay rabshado xoogan oo maalintii Axada ka dhacay magaalada Diri-dhaba...

Xukun deg deg ah oo lagu soo rogay degaanka Soomaalida Itoobiya

Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa xukun deg deg ah ku soo rogtay degaanka Soomaalida Itoobiya oo maalmihii la soo dhaafay ay ka jireen qalalaase iyo...

News in English

Somalia faces climate emergency and famine as fourth rainy season fails

An unprecedented fourth failed rainy season with catastrophic hunger, disease and displacement has forced Somalia into a climate crisis, the Norwegian Refugee Council’s Secretary...

Xulka Allbanaadir