Saturday, April 20, 2024

Ruushka oo ku dhaqaaqay talaabo laga cabsi qabo iney ka careysiiso Maraykanka

Dowlada Ruushka ayaa magaalada Moscow ku xiray muwaadin Mareykan ah oo ay ku eedeeyeen inuu basaas yahay. Hay’adda Adeega Amniga Federaalka Ruushka ee FSB ayaa...

Hooyo Soomaali ah & Wiilkeeda oo ku dhintay shil ka dhacay Maraykanka (Magacyada)

Sida ay baahiyeen Warbaahinta Maraykanka qaarkood hooyo Soomaali ah iyo wiil ay dhashay ayaa ku naf waayey shil gaari oo ka dhacay gudaha dalkaas. Shilkan...

Dad la il darnaa cudurka halista ah ee Ebola oo ku firxaday magaalo

Bukaano ka badan 20  oo la Il-daran cudurka Ebola ayaa ka firxaday goobihii lagu baxnaaninayay xaaladdooda Caafimaad, markii ay weerar ku qaadeen Dadweyne dhigaya...

Haweeney afduub loo heystay 37 sano oo dib u heshay xoriyadeeda (Daawo Sawirro)

Booliska dalka Argeintina ayaa xoog ku soo furtay Haweeney u dhalatay dalkaas oo 1980kii ay qabsadeen kooxaha dadka tahriibiya waxayna 37 sano ka dib...

Boqorka Sacuudiga oo si fool xun u bahdilay Wasiirkii ugu tunka weynaa dowlada

Salman Bin Cabdalcasiis oo ah Boqorka Sacuudiga ayaa isku shaandheyn uu ku sameeyay golihiisa wasiirrada ka dib waxaa xilkii looga baddalay wasiirkii ugu tunka...

Nin Haan la farsameeyay doonaya in uu uga talaabo badda Atlantic (Daawo Sawirada)

Nin oday ah oo u dhashay dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Jean-Jacques Savin ayaa bilaabay in haan loo farsameeyay sidii doon oo kale uga gudbo...

Wiil mudo 40-Daqiiqo ku hoos aasnaa Baraf kusoo dumay oo Nolol lagu helay !!

Dad badan ayaa mucjiso iyo nasiib ku tilmaamay in nolol lagu helay wiil 12-sano jir ah oo mudo 40-daqiiqo ku hoos aasnaa baraf weyn...

Lamaane Geeridooday u Dhaxeysay Saacado yar iyo Warbaahinta oo hadal heysa

Lamaane kasoo jeeda dalka Ingiriiska ayaa geeridooda u dhaxeysay saacado kooban, waxaana lamaanahan ku noolaayeen kuna geeriyoodeen magaalada Market Drayton ee dalka Australia. Jason Francis, oo...

Trump oo Booqasho Qarsoodi ah ugu tagay Ciidamada Mareykanka ee Ciraq Jooga (Daawo Sawiro)

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump iyo xaaskiisa ayaa booqasho qarsoodi ah oon horey loo shaacin waxa ay ku tageen xero Milatariga Mareykanka ku leeyihiin...

Trump oo aqbalay casuumad uga timid Madaxweyne aysan isku Wanaagsaneyn

Saraakiil Turkish ah ayaa sheegay in Madaxweyne Donald Trump uu aqbalay casuumadda Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ee ah inuu dalkaas booqdo. Ibraahim Kalin oo ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs