Talyaaniga oo dhalasho siiyay Wiil Afrikan ah oo Halyey loo aqoonsaday (Daawo Sawiro)
Dowlada Talyaaniga ayaa dhalashada dalkeeda siisay wiil 13-sano jir ah oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Masar, kadib markii wiilkaasi la sheegay in uu...
Diyaarad rakaab siday oo ku degtay magaalo aan aheyn tii ay u socotay !!
Mid kamid ah diyaaradaha rakaabka qaada ee shirkada British Airways ayaa khaldan ugu degtay magaalo aan aheyn tii ay ku socotay, waxa ayna arintaasi fajiciso...
Maxaa ka jira in Ahmed Iman Ali (Abu Zinara) lagu dilay duqeyn ka dhacday...
Kenyan ka tirsanaa hogaamiyeyaasha sare Al-Shabaab ayaa la sheegay inuu ka mid noqday 40 dagaalyahan oo lagu diley duqeyn Jimcihii ka dhacday Magaalada Bu’aale...
Gantaal waxyeelo u geystay dad Yuhuud ah oo oo ku dhacay Magaalada Tel-aviv
Ciidamada Israel ayaa kooxda Xamas ku eedeeyey inay soo ridday gantaal ku dhacay guri ku yaalla waqooyiga magaalada Tel Aviv, kaasoo dhaawacay 7 qof,...
Ruushka oo Diyaarado dagaal iyo Ciidamo geeyay Venezuela (Daawo Sawirada)
Labo kamid ah diyaaradaha dagaalka Ruushka ay la socdaan ciidamo aad u hubeesan ayaa gaaray dalka Venezuela, xili dalkaasi xiligan wajahayo xiisad siyaasadeed iyo mid...
Dhul gariir caawa laga dareemay Magaalooyin ka tirsan Kenya oo Nairobi ay ku jirto
Magaalooyinka Nairobi, Nyeri, Mombasa, Machakos, Makueni iyo Kiambu ayaa waxaa caawa laga dareemay dhul gariir
Abaare 7:22pm Fiidnimo ee Caawa ayaa la sheegay in Daqiiqado...
Shirkada Ethiopian Airlines oo ka carootay War ay baahiyeen Warbaahinta Caalamka
Waxaa wali socda baaritaanka lagu sameenayo waxa dhaliyay bur burkii diyaarada Ethiopian Airlines ee dhawaan ku dhacday duleedka magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka...
Askar ka tirsan Ciidamada Maraykanka oo lagu dilay dalka Afghanistan
Laba ka tirsan ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay maanta oo Jimca ah dalka Afganistaan xilli ay hawlgal ku jireen.
Saraakiisha Mareykanka iyo xoogagga uu horseedka...
Goobtii ay ku burburtay dayuuradii Itoobiya oo loo bixiyey magac yaab leh
Shacabka ku nool agagaarka goobtii ay ku burburtay diyaaraddii Itoobiya ayaa baroordiiq u sameeyay 157 ruux ee halkaas ku dhintay, iyagoo ahaa dadkii u...
Aas & baroordiiq loo sameeyey Muslimiintii lagu laayey New Zealand (Daawo Sawirro)
Dadkii Muslimiinta ahaa ee todobaad ka hor lagu laayay laba Masjid oo ku yaalla Magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ayaa aas qaran loo...