Thursday, April 25, 2024

Dayuurado duqeeyey goobo shidaalka laga soo saaro oo ku yaalla Sacuudiga

Dowladda Sacuudiga ayaa sheegtay in dayuurado Drones ah (nooca aan duuliyaha lahayn) oo sida walxaha qarxa ay maanta weerar ku qaadeen goobo saliidda laga...

Dacwad lagu soo oogay Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Sudan

Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad, iyadoo lagu eedeynayo  inuu geystay kicin dadweyne...

Boqor caan ah oo ragga ku nool dalkiisa ku soo rogay amar yaab leh

Boqorka Dalka yar ee Swaziland Mswati ayaa soo saaray amar adag oo faraya raggu dalkiisa inay guursadaan laba xaas iyo wax ka badan, haddii...

Maraakiib laga leeyahay Sacuudiga oo lagu Weeraray Xeebaha Imaaraadka

Dowlada Saudi Arabia ayaa sheegtay in laba ka mid ah maraakiibteeda saliidda qaada ay waxyeello xooggan kasoo gaartay weerar arbushaad ah oo loogu gaystay...

Madaxtooyada Kenya oo ka Jawaabtay Baadi goobkii loogu jiray Madaxweyne Uhuru 

Baraha bulshada dalka Kenya gaar ahaan Twitterka iyo Facebook ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa qabsaday baadi goob loogu jiray Madaxweynaha dalka Kenya oo maalmo...

Weerar lagu qaaday Maraakiib ay leedahay Dowlada Imaaraadka iyo Cabsi soo korortay

Maraakiib ganacsi oo ay leedahay dowlada Imaaraadka Carabta ayaa la weeraray xili ay marayeen meel u dhaw biyo xadeedka Isutagga Imaaraadka Carabta, waxaana weerarkan cabsi...

Duuliye si xirfadeysan u dejiyey dayuurad uu taayarka hore u bixi waayey (Sawirro)

Garoonka Dayuuradaha Magaaladda Mandalay ee dalka Myanmar waxaa si nabad ah ugu soo degtay Dayuurad ay la socdeen 82 qof oo rakaab ah ka...

Tiro dad ah oo lagu laayey kaniisad ku taalla Magaalada Dablo (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan todoba ruux ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday kaniisad ku taalla waqooyiga dalka Burkina Faso maanta oo Axad sida ay sheegtay warbaahinta...

Sirdoonka Sacuudiga oo qorsheynaya dilka rag saaxiibo la ahaa Jamal Khashoqji

Sirdoonka Mareykanka ayaa laamaha amaanka Norway la wadaagay macluumaad sheegaya in halis xaga amnigiisa shaqsiyeed ah ay soo wajihi karto Iyad El-Baghdadi. Ninkan oo ahaa...

Qaraxyo ka dhacay dalka Imaaraadka iyo Haamo shidaal oo gubanaya

Qaraxyo ayaa laga maqlay Dekedda magaaladda Fujayrah ee dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo wararku sheegayaan iney gubanayaan qaar ka mid ah haamaha shidaalka ee dekeddaasi...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs