Friday, April 19, 2024

Isra’il oo dhiseysa Deegaan cusub oo loogu magac daray Trump (Daawo Sawirada)

Maamulka Isra'il ayaa shaaca ka qaaday in deegaan cusub laga dhisayo dhulka ay Israa'il xooga uga heesato Siiriya ee buuraha Golan, waxaana deegaankan loogu...

Al Bashiir oo mudo kadib Muuqaalkiisa la arkay iyo Dacwado lagu soo oogay (Daawo...

Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al Bashiir ayaa markii ugu horeesay la arkay Muuqaalkiisa tan iyo waxii ka dambeeyay markii Milatariga Sudan...

Madaxweyne Erdogan oo shaaciyay xiliga dalkiisa soo gaarayaan Gantaalada S-400

Madaxweynaha dalka Turkiga Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta oo axad ah shaaca ka qaaday waxii ka bilowda bisha soo socota ee July ay...

Madaxweyne Donald Trump oo weerar afka ah ku qaaday Sadiq Khan

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa weerar afka ah ku qaaday duqa magaalada London Sadiq Khan , oo marar badan hawada u marsiiyay Trump...

Nin Madaxweyne Dhaawac u geestay oo dambi lagu waayay !!!

Maxkamad kutaala dalka Brazil ayaa dambi ku weysay nin loo heestay in toorey ku dhaawacay Madaxweynaha dalkaasi Jair Bolsonaro, xiligii ay socotay doorashada Madaxweynaha dalkaasi...

Trump oo soo bandhigay Naqshada cusub ee Diyaaradaha Air Force One (Daaw Sawirro)

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Warbaahinta usoo bandhigay nashqada cusub ee yeelaneyso diyaaradaha ay adeegsato Madaxtooyada Mareykanka ee loo yaqaan 'Air Force One'. Donald Trump ayaa...

Lacagta Qadar ku bixineyso Dhismaha Garoomada Koobka Aduunka oo 17 Jeer ka badan  Miisaaniyada...

Dowlada Qadar ayaa diyaar garow xoogan ugu jirta marti galinta koobka aduunka oo lagu wado in dalkaasi lagu qabto sanadka 2022-ka, waxaana dalkaasi wali...

Xildhibaan Kennedy Agyapong oo qaatay Diinta Islaamka Magac cusubna la baxay

Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka dalka Ghana ayaa qaatay diinta Islaamka, isaga oo la baxay magac cusub oo ah Shiikh Osman, sida laga soo xigtay...

Gabar ku dhax dhalatay Tareen oo abaal marin loo balan qaaday  !!

Mid kamid ah shirkadaha tareenada ee ka shaqeeya dalka Ireland ayaa balan qaad muhiim ah u sameesay gabar yar oo ku dhax dhalatay tareenkooda...

(Daawo Sawirro) Koox ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay qarax ay aasayeen

Saraakiisha Ciidanka Kenya ee gobolka Lamu ayaa sheegay in afar ka mid ahaa Al-Shabaab ay ku dhinteen shalay qarax markii ay la kacday Miino...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs