Saturday, April 20, 2024

Askari Nus dollar u dilay qof shacab ah oo damiin lagu sii daayey

Askari ka tirsanaa ciidamada Booliska Kenya oo lagu soo eedeeyay inuu toogasho ku dilay nin ka mid ah wadayaasha mootada ama dhugdhugleyda ee magaalada...

Talyaaniga oo cudurka Coronavirus u karantiilay 16 Magaalo (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha Dalka Talyaaniga Giuseppe Conte ayaa amar ku bixiyay in la xiro gobolka waqooyia ee Lombardi iyo 14-gobol oo kale, taasoo lagu xakameynayo...

Xubno sar sare oo katirsan Qoyska Boqortooyada Sacuudiga oo la xiray

Warbaahinta Caalamka kuwooda ugu afka dheer ayaa tabiyay in xabsi la dhigay xubno katirsan Qoyska Boqortooyada Sacuudiga, waxaana xariga xubnahan la sheegay in uu...

AKhriso: Macluumaad muhiim ah oo kaa caawin kara in aad ka badbaado xanuunka Corona

Waxaa bilihii lasoo dhaafay dunida aad ugu baahay xanuunka Corona ee loo yaqaano Covid 19, kaas oo kumanaan dad ah ay ugu dhinteen dalalka...

Weerar ismniidaamin ah oo lala beegsaday Safaarada Maraykanka ee Tunnis (Sawirro)

Qarax ayaa ka dhacay agagaarka safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay magaalada caasimadda ah ee Tunis. Qof isa soo miidaamiyay ayaa isku qarxiyay halkaas, sida laga...

Erdogan iyo Puntin oo heshiis cusub ka gaaray xaalada Murugsan ee gobolka Idlib

Ruushka iyo Turkiga ayaa heshiis xabbad joojin ka gaaray xiisaddi ka taagneyd gobolka Idlib ee dalka Suuriya. Heshiiska ay gaareen Ruushka iyo Turkiga ayaa la...

Dalkii 6aad ee ka tirsan qaarada Afrika oo laga helay cudurka Coronavirus

Qofkii ugu horreeyay ee uu ku dhacay caabuqa Coronavirus ayaa lagu arkay dalka Koonfur Afrika, sida uu shaaca ka qaaday wasiirka caafimaadka. Wasiirka wuxuu bartiisa...

Xukun Dal dalaad ah oo maanta lagu fuliyay Hisham Ashmawi oo mudo baxsad ku jiray

Dowlada Masar ayaa la sheegay in saakay xukun dal dalaad ah ku fulisay Hisham Ashmawi oo mudo badan baxsad ka ahaa dowlada Masar balse markii...

Wadamada Afrika uu soo gaaray Cudurka Caronavirus oo la shaaciyay (Akhriso)

Midowga Afrika ayaa qoraal kooban uu soo saaray ku shaaciyay wadamada Afrika ee lagu arkay cudurka halista ah ee Caronavirus , cudurkan ayaana ah...

Madaxweyne Lugta ku salaamay Siyaasi Mucaarad ku ah oo oo booqday iyo Sababta keentay

Madaxweynaha dalka Tanzaaniya John Magufuli , ayaa laga soo qaaday Sawir hadal heyn badan abuuray xili uu Qasriga Madaxtooyada Tanzaaniya kusoo dhaweenayay siyaasi kamid ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs