Saturday, April 20, 2024

Kenya oo laga helay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus

Dowlada Kenya ayaa diiwaangelisay kiiskii ugu horeeyey ee cudurka Coronavirus oo fara ba'an ku haya dalalka caalamka qaarkood. Wasiirka caafimaadka ee dalka Kenya, Mutahi Kagwe,...

Boqorka iyo boqorada dalka Norwey oo laga helay caabuqa Coronavirus

Tv-ga Qaranka Norway ee NRK ayaa shaaciyey in boqorka iyo boqorada Norway, iyo dhowr wasiir oo katirsan dowlada la karantiilay, iyaga oo looga shakisan...

Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau oo isu karantiilay shaki la xiriira Coronavirus

Ra'iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa karantiil u galay cabsida ku aaddan Coronavirus awgeed, sida uu xafiiskiisa xaqiijiyay. Xaaskiisa, Sophie Gregoire-Trudeau, ayaa galinkii dambe ee...

Maxaad ka taqaan Tim Mynett, ninka cusub ee Ilhaan Cumar ay guursatay?

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo katirsan Congress-ka Mareykanka, lagana soo doorta Minnesota ayaa shaacisay inay aqal gashay. Ilhan ayaa barteeda Instagram-ka soo dhigtay sawir iyada iyo...

Nin la kulmay Madaxweyne Donald Trump oo laga helay cudurka Coronavirus

Dowlada Brazil ayaan shaacisay in Xoghayaha warfaafinta madaxweyne Jair Bolsonaro ee dalka Brazil, Fabio Wajngarten laga helay cudurka Coronavirus. Ninkan ayaa ka mid ahaa wafdi...

Itoobiya oo lagu qabtay hub badan oo sharci daro ah oo laga keenay Turkiga

Ciidamada amaanka dalka Itoobiya ayaa gacanta ku dhigay hub badan oo dalkaasi loo soo galiyay qaab sharci daro ah, waxaa sidoo kale laamaha amaanka...

Atooraha filimkii laga sameeyay Burcad badeeda Soomaalida oo laga helay Caronavirus

Waxaa sii kordhaya dadka madaxda iyo kuwa caanka ah uu ku dhacayo cudurka safmarka ah ee Caronavirus, cudurkan kasoo bilowday dalka Shiinaha ayaa hada...

Wariyaal Shaqadooda ku waaway Sawir Qaldan ay ka daabaceen Ra’isul Wasaare Abiy

Wakaalada wararka ee dalka Itoobiya ayaa shaqada ka joojisay labo Wariye oo sawir qaldan oo ku saabsan nolosha Ra'isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku...

Madaxweyne Trump oo go’aan adag kasoo saaray Diyaaradaha uga yimaanaya Yurub

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka hadlay cudurka Caronavirus ee kusii faafaya qeybo badan oo caalamka kamid ah iyo talaabooyinka dowladiisa qaadeyso si...

Khubaro ka tirsan FBI-da Maraykanka oo ku biiray baaritaanka weerarkii RW Hamdok

Baarayaal ka socda Mareykanka ayaa Sudan ka caawinaya doona baaritaanka lagu sameynayo isku daygii dil ee fashilmay ee ka dhanka ahaa ra’iisul wasaare Abdalla...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs