Tuesday, April 23, 2024

Shirkad caan ku ah sameynta Gawaarida oo amar iyo canaan la isugu daray !!

Dalka Mareykanka ayaa noqday dalka ugu badan ee laga soo sheegayo kiisaska caabuqa Caronavirus, waxaana dalkaasi aad ugu yaraaday qalabka neefsashada iyo sidoo kale...

Madaxweyne Xi Jinping oo balan qaad caawinaad ah u sameeyay Mareykanka

Dowlada Mareykanka ayaa xaalad adag oo ka dhashay Caabuqa Caronavirus xiligan wajaheysa, waxaana dalkaasi goboladiisa kala duwan si xad dhaaf ah ugu faafaya caabuqa...

Raisul Wasaaraha Britain Boris Johnson oo laga helay caabuqa Coronavirus

Ra'iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa laga helay xanuunka dunida kusii faafaya ee coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay. Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha UK ayaa shaacisay...

YAAB: Coronavirus oo sabab u noqday farxada kumanaan qof & sababta ka dambeysa

Cudurka Coronavirus dhimashada iyo cabsida faraha badan ee laga muujinayo ka sokow waxaa uu sabab u noqday farxada kumanaan maxaabiis ah oo ku jiray...

Dalka dunida ugu quwada weyn oo caalamka weydiistay gargaar deg deg ah

Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump ayaa baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaasoo ah inay la soo gaaraan qalab caafimaad oo muhiim u ah wax ka...

Qofkii ugu horeeyey oo dalka Kenya ugu geeriyooday cudurka COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Kenya ayaa sheegtay in qofkii ugu horeeyey uu gudaha dalkaas ugu dhintay cudurka Coronavirus. Qoraal ka soo baxay wasaarada ayaa lagu sheegay in...

Madaxweyne caan ah oo Isbitaalka ku booqday bukaano la ildaran Coronavirus (Sawirro)

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa qaaday talaabo geesimo leh ka dib markii uu booqday bukaano ildaran cudurka Coronavirus oo ku jira isbitaal ku yaalla...

Turkiga oo Dacwado kusoo oogay 20-Xubnood oo ku lug lahaa dilkii Jamal Khashuqji

Turkey ayaa 20 qof oo Sacuudiyaan ah, oo ay ku jiraan laba kaaliyeyaal u ahaan jiray Dhaxal-Suge Mohmed Bin Salman, kusoo oogtay dacwado la...

Nin u dhintay Daawo uu u isticmaalka kahor taga Caronavirus iyo Trump oo sabab...

Cudurka Caronavirus ayaa cabsi badan ku abuuray dadka kunool daafaha caalamka, waxa uuna qof kasta sameenayaa talaabo kasta uu uga bad baadi karo in...

Amiir Charles oo la shaaciyay in laga helay Caabuqa halista badan ee Caronavirus

Dhaxal sugaha Boqortooyada Uk Amiir Charles ayaa baaritaano lagu sameeyay lagu ogaaday in uu ku dhacay caabuqa halista badan ee Caronavirus sida lagu shaaciyay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs