Friday, April 19, 2024

Madaxweyne Jacques Joaquim Yhombi oo u geeriyooday cudurka Coronavirus

Madaxweynihii hore ee Congo, Jacques Joaquim Yhombi-Opango ayaa ku dhintay magaalada Paris kaddib markii uu ku dhacay cudurka Coronavirus. Waxaa uu jiray 81, qoyskiisa waxay...

Ilaalo Madaxweyne oo soo riday Diyaarad kor kala socotay xayiraada shacabka

Ciidammada ilaalada madaxtooyada dalka Sudan ayaa soo riday diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo kor kala socotay xayiraada dowlada kusoo rogtay shacabka si looga...

Ra’isul Wasaare Caan ah oo fariin soo diray cafisna ka dalbaday dadka uu masuulka...

Ra'isal wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi ayaa fariin uu usoo diray dadka Hindiya kaga dalbaday in ay cafiyaan maadaama uu galiyay xayiraad adag oo...

Wasiir isku daldalay sabab la xiriirta hoos u dhaca dhaqaale ee uu keenay Coronavirus

Wasiirka Maaliyadda dowlad goboleedka Hesse ee dalka Jarmalka oo ay hoos tagto magaalada Frankfurt ayaa maydkiisa la helay. Maamulka ayaa xusay inay u muuqato inuu...

Gantaalo lagu weeraray Magaalada Riyadh & khasaare nafeed oo ka dhashay

audi Arabia ayaa sheegtay in nidaamkeeda difaaca cirka uu ka hortagay gantaallo nuuca baalistiga ah oo looga soo tuuray dhinaca dalka Yemen. Wakaalada wararka Sacuudiga...

Madaxa Hay’ada WHO oo Laga Codsaday In uu Iscasilo iyo sababta keentay

Hay’ada caafimaadka Adduunka WHO ayaa lagu eedeeyay in ay ku guul dareesatay kahor tagida cudurka sida weyn dunida xiligan ugu faafaya ee Caronavirus ,...

Waayeelada uu ku dhacay Caronavirus iyo kuwa ka cabsi qaba oo War farxad leh...

Cudurka Canronavirus ayaa si xowli ah ugu sii faafaya wadamada caalamka, waxaana maalinbo maalinta ka dambeysa sii kordhaya kiisaska dadka laga helayo cudurkan iyo...

Magaaladii uu ka soo bilowday Coronavirus oo xanibaada laga qafiifiyey (Sawirro)

Magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha aheyd halkii ka soo bilowday cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya caalamka ayaa muddo laba bilood kaddib maanta laga...

WHO oo shaacisay Warbixin ka nixisey dadka la ildaran cudurka Coronavirus

WHO ayaa sheegtay in soo saarista Tallaal ama daawooyin soo afjari kara caabuqa Coronavirus ay qaadan karto muddo 18 bilood ah. Warkan ayaa waxaa si...

Madaxweyne Caan ah oo Madaxiisa la dul dhigay lacag gaareysa 15 milyan oo doolar 

Dowlada Mareykanka ayaa dacwad kusoo oogtay madaxweynaha dalka Venezuela, Nicolás Maduro iyo xubno sar sare oo katirsan maamulkiisa, dowlada Mareykanka ayaana Madaxweynaha iyo xubno ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs