Tuesday, April 16, 2024

Joe Biden oo la hadlay Shacabka Mareykanka Balan qaadyo waa weyna sameeyay (Sawirro)

Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga eeĀ  ku guulastay xilka madaxaweynimo ee dalka Mareykanka Joe Biden ayaa xalay khudbad uu ku sheegtay guushiisa madaxtinimada u jeediday shacabka...

Trump oo Madax wareer ka qaaday Daawashada Tv-yo badan iyo Niyad Jab lasoo darsay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa la sheegay in uu aad uga niyad jabsan yahay sida ay xiligan wax u socdaan, waxa uuna qarka...

Abiy Axmed oo shaaciyay in la bur buriyay hub iyo gantaalo culus ay lahaayeen...

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo ka hadlay Warbaahinta dowlada ayaa guulo ka sheegtay howlgalada ciidamada milatariga federaalka Itoobiya ka wadaan. gobolka Tigrey...

Wararkii ugu Dambeeyay Doorashada dalka Mareykanka iyo Joe Beden oo guul sheegtay

Waxaa wali socota tirinta cododka qaar kamid ah gobolada dalka Mareykanka, waxaana ilaa hada codadka la tiriyay ku horeeya loona badinayaa in doorashada ku...

Arday dhigata Jaamacad ku taalla Kenya oo lacag fara badan ka xaday Banki

Labo arday oo jaamacad dhigta ayaa la xiray kaddib markii lagu eedeeyay inay jabsadeen banki ku yaalla Kenya. Sida uu shaaciyay wargeyska Daily Nation, ardaydan...

Pogba oo si kulul uga hadlay Wararka sheegaya inuu ka baxay xulka Faransiiska

Laacibka qadka dhexe uga ciyaaraa kooxda Manchester United, Paul Pogba ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu xulka qaranka Faransiiska ka baxay ka dib hadalladdii madaxweyne...

Dagaalkii Armenia & Azerbaijan oo meel xun maraya & Maraykanka oo soo fara geliyey

Dagaallo culus ayaa wali ka socda gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh, iyadoo dowladaha Armenia iyo Azerbaijan ay midba tan kale ku eedeynayso in...

Trump iyo Biden oo yeeshay dood kulul oo aan waxba la iskula harin (Sawirro)

Musharaxiinta ku tartami doonta doorashada madaxtinimada Mareykanka ee loo balansan yahay in ay dhacdo 3-da bisha November ee sannadkaan, ee kala ah madaxweynaha hadda...

Caruur ku sugneyd dugsi Qur’aan & Macalinkii wax barayey oo duqeyn lagu laayey (Sawirro)

Sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka, ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo lala beegsaday Dugsi lagu...

Raisul Wasaare Justin Trudeau oo markii Saddexaad dirqi kaga badbaaday..

Raiisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau iyo xisbigiisa liberal-ka ee laga tirada badan yahay ayaa ka badbaaday doorasho ku celis ah oo la qaban lahaa. Codkan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs