Thursday, April 25, 2024

Nin lagu tilmaami jiray in uu Waalan yahay oo hada isku bedelay Halyey !!

Waxaa loogu yeeri jiray ‘Ninka Waalan’ hadda waxaa loogu yeeraa halyey sababta oo ah wuxuu dhul cabbirkiisu yahay 250 hectares ka dhigay duni cagaaran...

Caro ka dhalatay cod sir ah oo laga duubay Wasiirka arrimaha dibadda Iran

Wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa cafis weydiistay qoyska Qasem Soleimani kadib markii warbaahinta loo dusiyay cod sir ah oo uu ku sheegay in taliyaha...

Kenya oo Mamnuuceysa in Xiriir Jaceyl iyo mid guur uu dhax maro raga iyo...

Dowlada Kenya ayaa ayaa wada qorsho ay ku dooneyso  in ay ku mamnuucdo in xiriir jaceyl ku saleesan iyo mid guur uu dhax maro...

Sacuudiga oo qaadeysa talaabo mar kale ka careesiineysa Dowlada Turkiga

Boqortooyada Sacuudiga ayaa go'aan ku gaartay in ay xirto iskuulo Turkiga laga leeyahay oo kuyaala magaalooyin kuyaala dalkaasi, talaabadaasi ayaana laga yaabaa in ay...

Madaxweyne Biden oo qaaday talaabo ay ku dhiiran waayeen Madaxdii ka horeysay

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Sabtida maanta ah xasuuq u aqqoonsaday dilalkii badnaa ee xilligii Dagaalkii Koowaad ee Adduunka ay boqortooyadii Cusmaaniyiintu ka gaysatay...

Dal 24 saac cudurka COVID-19 uu ku dilay dad ka badan labo kun oo...

Isbitaalada dalka Hindiya waxaa buux dhaafiyey bukaanada uu soo ritay fayraska Corona, ayadoo Isbitaaladu ay ku yaryihiin qalabka bukaannada ka caawiya neefsashada ee Ogsijiinta. Ku...

Dowlada Turkiga oo baadi goobeysa nin la baxsaday lacag gaareysa 2 Bilyan Dollar

Dowlada Turkiga yaaa baadi goob xoogan ugu jirta soo qabashada nin lagu eedeeyay in lacag gaareysa 2 Bilyan oo dollar kala baxsaday dad badan...

Weerar Khasaaro geestay oo loo adeegsaday Toorey oo ka dhacay magaalada Paris

Magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday toorey oo lagu dilay haweeney katirsaneyd ciidanka booliiska Faransiiska, waxaana weerarkan lagu...

Nin 15 sano iska qaadan jiray lacag uusan shaqeysan iyo sida ay ku dhacday...

Shaqaale isbitaal ku yaalla dalka Talyaaniga ayaa lagu eedeeyay inuusan shaqada imaan jirin isagoo shaqaale buuxa u diwaan gashnaa muddo 15 sano ah, sida...

Dad ka badan boqol qof oo dhintay xili ay ku sii jeedeen Qaarada Yurub

Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay badda  Mediterranean ka dib markii ay degtay doon yar oo siday dad muhaajiriin ah oo ka badan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs