Thursday, April 18, 2024

Dowlad daris la ah Soomaaliya oo ogolaatay in Dameeraha la qasho lana iibiyo hilibkooda...

Maxkamada sare ee dalka Kenya ayaa ku amartay dowlada in ay qaado xayiraadii saarneed in la qalo sidoo kale laga ganacsado hilibka dameeraha oo...

Qorshe lagu dili lahaa Madax sare oo katirsan Dowlada Itoobiya oo la fashiliyay

Dowlada Itoobiya ayaa shaacisay in laga hortagay oo la fashiliyay koox dooneysay in dilal qorsheesan u geestaan Madax sare oo katirsan dowlada Itoobiya, waxa...

Midowga Yurub oo wada qorshe dib loogu celinayo qaxootiga codsigooda la diiday

Midowga Yurub ayaa wada Qorshe dib loogu celinayo Qaxootiga aanan heysan Sharciga ee ku sugan wadamada Yurub. Qorshayaasha ururka ayaa qeyb ka ah dib u...

Wasiirkii Maaliyada dowlada Qatar oo xabsiga la dhigay & eedeymo culus oo loo heysto

Wasiirka Maaliyadad Qatar, Ali Shareef al-Emadi la xiray, si loo weydiiyo su’aalo ku saabsan musuq-maasuq iyo ku tagri-fal awoodeed sida ay shaacisay Wakaaladda Wararka...

Duqa Istanbul oo loo heesto in Xushmad daro ku sameeyay qabriga Sultan Mehmed II

Dacwad oogayaasha Turkey ayaa baaritaan ku billaabay duqa magaalada Istanbul Ekrem Imamoglu oo loo haysto dhaqan “xushmad darro ah” oo uu sameeyey mar uu...

Haweeney mar qura dhashay 9-caruur ah iyo Hadal heyn ka dhalatay (Daawo Sawirada)

Haweeney 25-sano jir ah oo u dhalatay dalka Mali ayaa isbitaal kuyaala dalka Maroko mar qura ku umushay sagaal caruur ah , waxaana dhacdadan...

Khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay Midowga Yurub iyo dowlada Itoobiya

Waxaa banaanka usoo baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Midowga Yurub iyo dowlada Itoobiya, khilaafkan ayaa ka dhashay sida kormeerayaal ka socda Midowga Yurub...

Dowlada Itoobiya oo si caro leh uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Dalka Sudan

Waxaa sii xoogeesanaya khilaafka u dhaxeeya dowladaha dariska ah ee Sudan iyo Itoobiya oo isku haya xadka dalkaasi iyo sidoo kale biyo xireenka muranka...

Wasiirad Sumcad daro u keentay dalkeeda oo xilka laga qaaday kadibna la xiray !!

Wasiirka Ganacsiga, Gaadiidka, Warshadaha iyo Dalxiiska ee Burundi, Immaculée Ndabaneze, ayaa shaqada laga eryay kadibna xabsi la dhigay kadib markii lagu eedeeyay in sumcad...

Imaam Masjid oo la dilay isaga oo Salaad Dujinaya iyo Sabbata keentay

Imaam Masjid weyn oo kuyaala magaalada Beni ee dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa la toogtay xili uu ku sugnaa Masjidka uu imaamka ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs