Friday, April 19, 2024

Arday Iskuul oo Afduub u geesatay Maamulahooda iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Arday wax ka dhigata Iskuul kuyaala dalka Shiinaha ayaa dhigay banaan bax cabasho ah, waxa ayna ardaydan intii ay wadeen banaan baxa afduub dad...

Haween loo Magacaabay Madaxweyne kuxigeenka iyo Ra’isul Wasaaraha dalka Uganda

Madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa soo magacaabay Madaxweyne kuxigeen, Ra'isul Wasaare iyo golaha cusub ee Wasiirada Xukuumada Uganda. Yuweri...

Dowlada Eritrea oo Qoraal ka dhan ah Dowlada Mareykanka u dirtay Golaha Amaanka

Dowlada Eritrea ayaa ku eedeesay Xukuumada Washington in ay hurineyso colaada ka aloosan gobolka Tigrey ee Waqooyiga Itoobiya, xili Xukuumada Asmara horey loogu eedeeyay...

Haweeney 37 jir ah oo mar kaliya umushay toban caruur ah (Daawo Sawirro)

Gosiame Sithole oo ah haweeney 37 jir ah ayaa 10 carruur ah ku dhashay xalay Magaalada Tembisa ee dalka South Africa. Caruurtan oo dhamaantood caafimaad...

Qoys Muslim ah oo si ula kac ah loogu dilay magaalo kutaala dalka Canada...

Afar qof oo isku qoys muslim ah ayaa lagu dilay magaalo lagu magacaabo London oo katirsan gobolka Ontario ee dalka Canada, kadib markii nin...

Hogaamiye Abuubakar Shekau oo la sheegay in Qarax Ismiidaamin ah isku dilay

Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo xigtay cod ay soo duubeen maleeshiyaad Islaami ah oo uu...

Khilaaf xoogan oo soo kala dhax galay dowladda Nigeria iyo shirkadda Twitter

Malaayiin Nigerian ah ayaa Sabtidii awoodi waayey inay adeegsadaan twitter kadib markii ay dowladda dhaqan-gelisay go’aan ay ku xanibtay howlgalladii shabakaddan ee dalka Nigeria,...

Weerar Gantaal oo dad badan lagu dilay oo ka dhacay magaalada Mari

Kooxda Xuutiyiinta ee maamusha qeybo badan oo katirsan dalka Yemen ayaa weerar loo adeegsaday gantaalo nuuca balastika ah ku qaaday magaalada Mari oo ay...

Gaadiidka Dhismaha iyo Injineero u dhashay dalka Masar oo gaaray Gaza (Daawo Sawirro)

Dhulka Falastiin waxaa gaaray Gaadiidka waa weyn ee Cagafcagafyada iyo gaadiid kale oo nuuca dhismaha ah oo dowlada Masar u dirtay Marinka Gaza ,...

Kenya oo Shaacisay tirada Gaadiidka Gaashaaman ay ka iibsaneyso dowlada Turkiga

Dowlada Kenya ayaa dalab ku aadan iibsashada gaadiidka gaashaaman oo casri ah u dirtay shirkada horumarinta Gawaarida Katmerciler , si ay uga hesho gaadiid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs