Monday, August 3, 2020

Guddoomiyaha Ururka ONLF oo muddo fog ka dib cagaha dhigay Magaalada jigjiga

Guddoomiyaha Ururka ONLF Maxamed Cumar Cismaan oo muddo fog ka dib shalay ku laabtay dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad...

Erdogan oo si kulul u weeraray dhaxal-sugaha Boqortrooyada Sacuudiga

Hogaamiyaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ka dalbaday Saudia Arabia inay u soo gacan geliso dadka ku sugan dalkaasi ee looga shakisan yahay inay...

Magaalo beddelkii lacagta Gaadiidkeeda lagu raaco Qashinka Balaastikada !!!

Magaalada labaad ee ugu weyn dalka Induniisiya ee Surabaya ayaa la timid hab cajiib ah oo dadka degaanka lagu dhiirri-gelinayo inay dib u adeegsadaan...

Xildhibaan Baarlamaan hortiisa ka sheegay inuu qabo cudurka halista ee HIV AIDS-ka

Mudane ka tirsan aqalka hoose ee baarlamaanka dalka Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inuu qabo cudurka HIV-ga, xilli uu aqalka ka doodayay arrin ku...

Dadkii ka dambeysay Dilkii Wariye Jamal Khashoggi oo xayiraad lagu soo rogay

Dowlada Canada ayaa xayiraad adag kusoo rogtay saraakiil u dhalatay Boqortooyada Sacuusiga oo lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilkii magaalada Istanbuul loogu geestay...

Haweeney Maal-qabeen ah oo la ogaaday sabab la-yaab leh oo ay ku dawarsato!

Haweeney 79-jir ah oo waqtigeeda ugu badan ku qaadata inay ka dawarsato busteejada magaalada Hangzhou, ee dalka Shiinaha ayaa dhawaan la ogaaday inay ahayd maal-qabeen...

Shirkad shaqaalaheeda ku soo rogtay amar yaab leh oo muran badan dhaliyey

Mid ka mid ah shirkadaha Shiinaha ee ka shaqeeya dhismaha ayaa aad loo dhaliilay ka dib markii ay soo baxday inay shaqaalaheeda ganaaxdo haddii...

Maxkamada sare ee Yurub oo riday xukun ka farxiyey Qaxootiga qaarada ku nool

Maxkamada sare ee Midowga Yurub ayaa soo saartay go'aan quseeya qaxootiga ku sugan wadamada Yurub ee heysta Sharciga deganaanshaha. Xukunka Maxkamada ayaa dhigaya in qofka...

Zurabishvili oo noqotay haweeneydii ugu horeysay ee Madaxweyne loo doorto dalkeeda (Sawirro)

Salome Zurabishvili ayaa ku guulaysatay doorashadii madaxweynaha ee dalka Georgia, iyadoo sidaas ku noqotay haweenaydii u horraysay ee xilkaas loo doorto. Diblamaasiyaddan hore ee Faransiiska...

Dhaqtar caan ah oo Qaliin ku dilay Hooyo iyo cunug caloosheeda ku jiray

Dhaqtar caan ah oo u dhashay dalka Hindiya kana howl galayay isbitaal kuyaala gobolka Gujarat ee galbeedka dalka Hindiya ayaa xabsi la dhigay, kadib markii...

LAST WEEK NEWS

Amnesty calls for U.S. to compensate civilian victims of airstrikes in...

Human rights group Amnesty International called on the United States to compensate civilian victims and families affected by military airstrikes in Somalia. Amnesty made the...