Thursday, April 25, 2024

Abiy oo War cusub kasoo saaray Ciidamo ka socda Sudan Iyo Eritrea oo jooga...

Ra’iisal wasaaraha dalka Itooobiya, Abiy Ahmed, ayaa qiray ciidamo ka socda dalalka Sudan iyo Eritrea in ay joogaan gudaha dalka Itoobiya, waxa uuna sheegay...

Waa cusub oo u billowday Dowladaha Turkiga iyo Mareykanka

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii sheegay in Turkey iyo Mareykanka ay gelayaan “waa cusub” oo xiriirkooda ah, kadib markii xiriirka xulufadan NATO...

Madaxweyne Raisi: “Iiraan wax gorgortan ah kama geli doonto barmaamijka Nuclearka”

Madaxweynaha la doortay ee dowlada Iiraan, Ebrahim Raisi ayaa sheegay in heshiiska nukliyeerka ee 2015 uusan xaddidi doonin siyaasadda arrimaha dibadda ee Iiraan. Shir jaraa’id...

Dhayman aad u weyn oo laga helay dal kuyaala Qaarada Afrika (Daawo Sawirada)

Dalka Botoswana oo kuyaala Koonfurta Qaarada Afrika ayaa laga helay dheyman qaali ah oo  la rumeesan yahay in uu yahay kan saddexaad ee ugu...

Gabar Caan ka aheyd TikTok oo lagu xukumay 10-sano oo xabsi ah iyo ganaax...

Gabar u dhalatay dalka Masar caana ka aheyd barta Muuqaalada gaagaaban lagu baahiyo ee TikTok ayaa lagu xukumay 10-sano oo xabsi ah iyo in...

Nin iska soo tuuray Dabaqa Haweeney xaas ahayd oo uu la haasaawi jirey !!!?

Nin dhallinyaro oo u dhashay dalka Masaarida ayaa geeriyooday, kadib, markii uu ka soo dhacay Dabaqa 4-aad ee Dhismo ku yaalla Deegaanka Helwan Gardens...

Dood ka dhalatay in xarumaha ganacsiga la xiro marka la gaaro xiliga salaada dalka...

Dadweynaha Sucuudiga ayaa si weyn uga hadlay arrinta ku saabsan in khasab ay tahay in xarumaha ganacsiga dalkaas la xiro, marka la gaaro xilligga...

Lamaane Qarashka arooskooda ku bixi lahaa ugu Deeqay dad dhibaato xoogan heesato

Lamaane u dhashay dalka Itoobiya ayaa ku dhaqaaqay talaabo dad badan ku taageereen kuna amaaneen, kadib markii qarash fara badan ay ugu tala galeen...

Israa’iil oo durba cabsi weyn ka muujisay Madaxweynaha cusub ee dalka Iran

Garsoore sare Ebrahim Raisi, ayaa loo doortay Madaxweynaha cusub ee dalka Iran, waxaana Madaxweynaha cusub ee hogaamin doona Xukuumada Tehran walaac ka muujiyay qaar...

Dowlada Sudan oo Sabab Cajiib ah Internetka Saacado uga jareysa Moobeelka

Wasiirka Isgaarsiinta dalkaasi, Enjineer Haashim Xasab Al-Rasuul ayaa ku dhawaaqay in Khadka Inernetka ee Mobaylka la jari doono saacadaha ay socdaan Imtixaanka Shahaadiga ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs