Saturday, April 20, 2024

Boqortooyada Saudia Arabia oo xabsiga ka sii deysay Nasima Al-Sada

Dowlada Sacuudiga ayaa sii daysay haweeney caan ah oo ah qoraa iyo qof u dooda xuquuqda bulshada laguna magacaabo Nasima Al-Sada, kaddib saddex sano...

Wasiirkii Caafimaadka dalka Britain oo is casilay kadib Fadeexad weyn oo lasoo daristay

Wasiirka Caafimaadka ee dalka Britain Matt Hancock, ayaa waxaa lasoo darsay fadeexad xoogan oo si weyn looga hadal hayo Warbaahinta Caalamka, waxa ayna fadeexadan...

Diyaarad uu la socday Madaxweyne Caan ah oo Rasaas lagu furay (Daawo Sawirada)

Diyaarad nuuca Helicopterka ah uu la socday Madaxweynaha dalka Colombia  Iván Duque, ayaa rasaas lagu furay xili ay diyaarada mareysay hawada gobolka Catatumbo oo...

Faahfaahin: Askar ku le’atay dayuurad ku burburtay Nairobi (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan 17 askari ayaa ku geeriyooday markii diyaarad helicopter ah oo ay ugu safrayeen tababar ay ku dhacday duleedka Magaalada caasimadda ah ee...

Labo nin oo laga sugayo inay soo gudbiyaan qaabkii loo dili lahaa !!

Maxkamadda ugu sarreysa gobolka South Carolina ee dalka Mareykanka ayaa hakisay dil lagu fulin lahaa labo nin, ka dib markii ay siisay fursadda ah...

Madaxweyne Afrikan ah oo carooday kadib markii uu waayay Cumputerkiisa gacanta

Madaxweynaha dalka Koonfur Africa, Cyril Ramaphosa , ayaa aad u jahwareeray sidoo kale carooday kadib markii uu waayay Cumputerkiisa gacanta xili uu khudbad ka...

Haweeneydii la sheegay iney dhashay 10 caruur ah oo la xaqiijiyey ineysan weligeed waxba...

Dowladda South Afrika ayaa sheegtay in Gosiame Sithole, oo ah “hooyada” la sheegay in ay dhashay mataane 10 ah, aysan weligeed uur yeelanin. Maamulka Gobolka...

Dowlada Mareykanka oo hawada ka saartay Wabsetyo waa weyn oo laga leeyahay dalka ….

Dowlada Mareykanka ayaa hawada ka saartay Wabsetyo waa weyn oo laga leeyahay dalka Iran , Warbaahintan hawada laga saaray ayaana lagu eedeeyay in ay...

Raggii dilay Jamal Khashoggi oo la ogaaday in lagu tababaray Mareykanka

Afar ka mid ah raggii sanadkii 2018 ka qeybgalay dilkiii Jamal Khashoggi oo ahaa weriye ka tirsanaa wargeyska Washington Post ayaa tababar khaas ah...

Xildhibaano Carbeed oo Mucaarad iyo Muxaafid isku feeray (Daawo Sawirro)

Dagaal gacan ka hadal ah ayaa waxa uu dhax maray Xildhibaano katirsan Baarlamaanka dalka Kuwait, Xildhibaanadan gacmaha iskula tagay ayaana kala ahaa kuwa muxaafid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs