Thursday, March 28, 2024

Arday si xun u garaacday Macalinkooda oo ka codsaday in Digsiyada aysan wax ku...

Warbaahinta dalka Kenya ayaa si weyn u hadal heysa arday dhigata dugsiga sare ee Oldonyiro ee Waqooyiga Isiolo oo si naxariis daro ah u...

Jocob Zuma oo diidan in xabsiga la dhigo Codsi cusubna u diray Maxkamada sare

Maxkamada sare ee dalka Koonfur Afrika ayaa dhawaan xukun xabsi 15-bilood ah ku riday Madaxweynihii hore ee dalkaasi Jocob Zuma oo lagu helay amar...

Qoys Afar Maalmood ku noqday Bilyaneer balse mar kale xaalkoodu is bedelay !!

Qoys ku nool magaalada Louisiana ee dalka Maraykanka ayaa la kulmay arrin filan waa ah kadib markii ay ogaadeen in $50 bilyan oo doollar...

TikTok oo barteeda ka baabi’isay cinwaano ka badan todoba Milyan & sababtaka dambeysa

Maamulka TikTok ayaa bartaas ka saaray ku dhowaad 7.3 milyan oo cinwaan oo ay lahaayeen carruur da'doodu ka yartahay 13 sano jir sida ay...

Maskaxdii ka Dambeesay Duulaankii Ciraaq iyo in la ciqaabo Maxaabiista oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee Gaashaandhiggga Mareykanka Donald Rumsfeld ayaa ku geeriyooday magaalada Taos ee gobolka New Mexico, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay qoyskiisa...

Nin isaga oo 19-sano jir ah galay Dambi dagaal oo xukun adag lagu riday

Maxkamadda sare ee  dalka Rwanda, ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Jean Claude Iyamuremye, oo lagu helay in uu galay dambi dagaal...

Booliiska Caalamiga oo howlgal kula wareegay xarumo ay leedahay Shirkad Internet

Booliiska Caalamiga ee Interpol ayaa howlgal qorsheesan ay fuliyeen kula wareegay xarumo iyo baraha Internet ay leedahay shirkada Double VPN oo lagu eedeeyay in...

Boqor Afrikan ah oo amray in la toogto dad banaan bax dhigaya lana...

Boqorka boqortooyada Eswatani ee dalka Swaziland, ayaa kusoo rogey wadankani xanibaado fara badan, iyadoo gabi ahaanba la damiyey qadka internet-ka. Rabshadaha ka dhashey mudaaharaadyada lagu...

Dowlada Itoobiya oo ku hanjabtay in ay dib ula wareegi karto magaalada Makalle

Ciidamada federaalka Itoobiya ayaa labo maalin kahor isaga baxay magaalada Makelle ee caasimada ismaamulka Tigrey, waxaana magaaladaasi saacado kadib dib ula wareegay Jabhada TPLF...

Sakiin loogu magac daray Al Shabaab oo lasoo saaray iyo Booliis Baaritaan ku bilaabay

Sakiin Nuuca garka lagu xiirto ayaa loogu magac daray magaca kooxda Al Shabaab ee ka dagaalanta qeybo kamid ah Dalka Muzambik, waxa ayna arintan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs