Tuesday, January 21, 2020

Maraykanka oo la baxay safiiraddii u fadhiyay saddex dal & sabab yaab leh oo...

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu dib ugu yeeray safiiraddii u fadhiyay saddex dal oo ka tirsan Laatin Amerika kaddib markii waddamadan ay xiriirka...

Baaritaano lagu ogaaday in Simegnew Bekele isagu is dilay

Baaritaano horu dhac ah ay soo saareen booliiska Itoobiya ayaa lagu ogaaday in Injineer  Simegnew Bekele oo ahaa Madaxii Mashruuca biyo xireenka weyn ee Abay ee...

Baarlamanka DDSI oo Jigjiga ku yeelanaya kulan looga hadlayo qodobo xasaasi ah

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegayaa in maanta kulan aan caadi aheyn la isugu yeeray xubnaha golaha...

Toorey lagu dhaawacay Musharax Madaxweyne oo ololiisa doorasho ku guda jiray (Daawo Sawirro)

Musharaxa ugu cadcad doorashada madaxwaynanimada dalka Brazil, Jair Bolsonaro, ayaa mindi lala dhacay xilli uu ku jiray ololo doorasho. Dhacdadan ayaa ka dhacday isu soo...

War murtiyeed ka soo baxay kulankii wasiirada arrimaha dibeda ee ka dhacay Jabuuti

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo booqasho wadajir ah ku tagay dalka Jabuuti si loo dardar galiyo dadaallada lagu hagaajinayo...

Haweeney ku dhaqaaqday Fal argagax leh oo dad badan ka careesiiyay !!

Magaalada Kashmir qeybta ay maamusho dalka Hindiya waxaa ka dhacday fal argagac leh oo dad badan ka careesiiyay , waxaana dhacdadan si weyn u...

Markab Itoobiya leedahay oo 20 sano ka dib ku xirtay dekedaha dalka Eritrea (Daawo...

Markabkii ugu horreeyey ee laga leeyahay Itoobiya ayaa ku xirtay dekadda Eritrea ee Masawac 20 sano ka dib, sida ay Twitterka ku qortay warbaahin...

Farmaajo oo mar kale ku sii jeeda Eritrea & kulan Saddex geesood ah oo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Mar kale ku sii jeeda Magaalada Asmara ee Caasimadda dalka Eritrea. Qaar ka mid ah Warbaahinta Eritrea ayaa...

Qarax ka dhacay agagaarka safaarada Maraykanka ee Qaahira (Daawo Sawirro)

Booliska Masar ayaa xabsiga u taxaabay nin la sheegay inuu isku dayay inuu qarax ka fuliyo agagaarka safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay magaalada Qaahira...

Dahab laga dhaxlay boqor caan ah oo qaab xirfadeysan looga xaday Madxaf (Daawo...

Booliiska magaalada Hyderabad ee koonfurta dalka Hindiya ayaa billaabay baaritaan ay ku samaynayaan xatooyo loo gaystay baaquli dahab ka samaysan oo dheeman lagu xardhay...

LAST WEEK NEWS

Police faulted over Al-Shabaab attacks in Garissa

On Monday, three teachers at Kamuthe Primary School were killed in yet another attack, barely a week after four pupils were killed in Saretho...