Thursday, March 28, 2024

Dad boob ka waday dalka Koonfur Afrika oo is buurtay iyo Dhimasho badan oo...

Magaalooyin iyo deegaano badan oo katirsan dalka Koonfur Afrika waxaa ka socda rabshado ay sameenayaan dad taageersan Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika ee...

Dad ay ku jiraan Soomaali oo ku dhintay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika...

Ugu yaraan 45 qof oo ay ku jiraan afar Soomaali ah ayaa ku dhimatay rabashadaha ka socda dalka Koonfur Afrika ee ka dhashay xabsi...

Ciidamada TPLF oo la wareegay magaalo cusub kuna sii dhawaanaya magaalo kale

Ciidamada daacada u ah kooxda TPLF ayaa sheegay in ay la wareegeen magaalo horey gacanta ugu hayeen ciidamada federaalka Itoobiya, kuna sii siqayaan magaalooyin...

Sheekh Saalim Ibraahim oo loo doortay Muftiga Guud ee dalka Eritrea

Muslimiinta u dhashay Eritrea waxay bishan 9-dii doorteen Muftiga Guud ee dalkaasi, waxaana loo doortay Sheekh Saalim Ibraahim Al-Mukhtaar kadib Munaasabad lagu qabtay Hoolka...

Dowlada Itoobiya oo Heshiis milatari la saxiixatay Ruushka xili xaalad adag wajaheyso

Dowlada Itoobiya ayaa heshiis dhinaca milatariga ah la saxiixatay dowlada Ruushka , xili xukuumada Adis Ababa ay wajaheyso cadaadis xoogan oo kaga yimid dhinaca...

Rag diyaariyay Shirqool afgembi oo ka dhan ahaa Boqor Cabdalla oo xukun adag lagu...

Maxkamad amni oo kutaala dalka Jordan ayaa xukun xabsi sanado badan ah ku riday labo sargaal oo lagu helay in ay maleegeen shirqool afgembi...

Jabuuti oo Hantiilayaasha u soo bandhigtay Saami shirkadeyd oo iibineyso

Dowlada Jabuuti ayaa soo bandhigtay saami ay ka iibineyso shirkada Isgaarsiinta ee dalkaasi Jabuuti Telcom, waxaana saamigan fursad loo siiyay in ay iibsadaan maalgashadayaasha...

Kooxdii ka dambeesay dilka Madaxweynaha dalka Haiti oo sir cusub laga helay

Koox calooshood u shaqeestayaal u dhashay dalalka Colombia iyo Haiti ayaa fuliyay dil loo geestay Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise, kooxdan dilka geesatay ayaaan...

Xulka Talyaaniga oo 53 sano ka dib markii labaad ku guuleystay Koobka Yurub (Sawirro)

Xulka Qaranka Talyaaniga ayaa 53 sano ka dib markii labaad ku guuleystay Koobka EURO 2020  iyagoo rigooreyaal ku garaacay Ingiriiska oo marti loogu ahaa...

Amiir Alhassan Adamu iyo xubno badan oo qoyskiisa katirsan oo la afduubtay

Kooxo hubeesan oo aad u tiro badan ayaa weerar ku qaaday guri uu deganaa Amiirka Kajuru Alhaji Alhassan Adamu oo kuyaala Waqooyiga Galbeed gobolka Kaduna...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs