Thursday, March 28, 2024

Daalibaan oo Shaacisay War cusub kadib markii ay la wareegeen talada Afgaanistan

Dagaalyahanada kooxda Daalibaan ayaa si buuxda ula wareegay awooda dalka Afgaanistan, kadib markii gudaha u galeen Madaxtooyada dalkaasi uu isaga cararay Madaxweynihii dalkaasi Ashraf...

Dowlada Mareykanka oo Guusha Daalibaan ku tilmaantay mid Qalbi Xanuun leh !

Dowlada Mareykanka ayaa ka hadashay isbadalka lama filaanka ah ee ku yimid maamulka Dalka Afgaanistan, kadib markii la riday dowladii dalkaasi ka jirtay xukunkana...

Xiriirka Israel iyo Imaaraadka oo Hal arin darteed qarka u saaran in uu xumaado

Heshiis shidaal oo qarsoodi ah, oo sanadkii hore ay galeen Israel iyo Imaaraadka Carabta, kaasi oo qeyb ka ahaa soo celinta xiriirka labada dal,...

Taalibaan oo Goordhaw si buuxda ula Wareegtay Madaxtooyada Afgaanistan

Kooxda Daalibaan ayaa goordhaw si nabad gelyo ah ula wareegtay madaxtooyada Dalka Afgaanistan ee kutaala Kabul, kadib markii halkaasi isaga baxeen Madaxweynihii iyo masuuliyiintii...

Daalibaan oo laga codsaday in aysan soo gelin Kabul ayna fursad siiyaan Wadahadal socda

Kooxda Daalibaan ayaa isku diyaarineysa in ay si buuxda ula wareegto magaalada Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan, kadib markii madaxweynihii dalkaasi isaga caray dalka...

Wararkii Ugu Dambeeyay Madaxweyne Ashraf Qaani oo ka cararay Kabul

Telefishinka TOLO News ee Afganistan waxa uu goor dhow baahiyey inuu Madaxweynihii dalkaasi Ashraf Qaani uu ka dhoofay caasimada dalkaasi ee Kaabul, kadib markii...

Madaxweyne Ashraf Qaani oo Iscasilaya iyo Gole KMG oo la magacaabayo xili Daalibaan..

Dalka Afgaanistan ayaa marxalad cusub madaxa la galay, xoogaga Daalibaan ayaana hada ku dhaw in si buuxda ula wareegto talada dalka Afgaanistan kadib markii...

Daalibaan oo gudaha u gashay Kabul iyo Kala Carar xoogan oo magaaladaasi ka bilowday

Dagaalyahanada kooxda Daalibaan ayaa saakay isku gadaamay magaalada Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan, waxa ayna xireen wadooyin badan oo soo gala kana baxa magaaladaasi. Warar...

Duqii magaalada Jalalabad oo Daalibaan isku dhiibay kuna wareejiyay xilka (Sawirro)

Dagaalyahanada kooxda Daalibaan ayaa qarka u saaran in ay la wareegaan magaalada Kaabul ee caasimada Dalka Afganaistan, waxa ayna kooxdan la wareegtay dhamaan magaalooyinka...

Mustafe Cagjar oo u hanjabay shaqsiyaad Soomaali ah oo u gacan haatinaya TPLF

Madaxweynaha dowlada degaanka Soomaalida  Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa sheegay ineysan u dulqaadan dad uu sheegay iney hoosta kala jiraan, una gacan haatinayaan Jabhada...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs