Thursday, March 28, 2024

Abiy Ahmed oo Golihiisa Wasiirada ku soo daray siyaasiyiin Mucaarad ah (Magacyada)

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada Xukuumadda cusub ee dalka Itoobiya oo ka kooban 22 wasiir. Abiy Ahmed ayaa dib...

Madaxweyne Trump oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey London (Daawo Sawirro)

Madaxweyne Donald Trump ayaa saaka ka degay magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo xalay ka duuley garoonka Milatariga ee Joint Base Andrews ee gobolka...

Trump oo ku hungoobay dacwad uu doonayey in guusha Biden lagu laalo

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa ku gacan seyrtay dacwad uu gobolka Texas u gudbiyay oo lagu rabay in lagu laalo codbixintii gobollada Georgia, Michigan,...

Ciidamada Kenya oo heegan la geliyay xili la xusayo Weerar Al Shabaab dalkaasi ka...

Dowladda Kenya ayaa heegan buuxa gelisay ciidamadeeda, si ay uga hortagaan weeraro kale oo Al Shabaab ka fuliyaan gudaha dalkaasi, xili Kenya laga xusayo...

Mareykanka oo qaaday tallaabo kale oo ka careesiiyay dowladda Shiinaha

Dowladda Mareykanka ayaa ogolaatay in hub casri ah oo lagu qiimeeyay lacag ka badan 1.1 bilyan oo doolar ka iibiso Taiwan, tallaabadan ayaana durba...

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Masar oo Geeriyooday

Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa geeriyooday kadib markii uu wadno xanuun deg deg ah kusoo booday xili uu...

Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga degaanka Soomaalida oo Addis Ababa looga yeeray

Afartan xubnood oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itooba ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa. Xisbigan oo ah midka ka...

Madaxweyne hore Axmed Cabdullaahi oo loo qal qaalinayo Xabsi daa’in in lagu xukumo

Madaxweynihii hore ee dalka Comoros , Axmed Cabdullaahi Sambi ayaa halis ugu jira in lagu xukumo xabsi daa'in , kaddib markii lagu soo oogay...

Lamaane Geeridooday u Dhaxeysay Saacado yar iyo Warbaahinta oo hadal heysa

Lamaane kasoo jeeda dalka Ingiriiska ayaa geeridooda u dhaxeysay saacado kooban, waxaana lamaanahan ku noolaayeen kuna geeriyoodeen magaalada Market Drayton ee dalka Australia. Jason Francis, oo...

Rabshado uu dhiig ku daatay oo Maalintii 2aad ka socda Masjidka barakaysan ee Al-Aqsa

Booliska Israel ayaa markale gudaha u galay dhismaha masaajidka barakaysan ee Al-Aqsa ee ku yaalla magaalada Qudus, iyagoo sheegay inay sugayaan marinka ay isticmaalaan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs