Thursday, March 28, 2024

Twitter oo dhibane u noqday hardanka u dhexeeya Trump & Ilhan Cumar

Shirkadda Twitter ayaa ka jawaabtay su'aalo adag oo kaga yimid Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Maraykanka taasoo ku eedeeysay in shirkaddu aysan...

Ruushka oo qaaday tallaabooyin si weyn uga careesiiyay dowladda Ukraine

Ciidamada dowladda Ruushka ee duullaanka ku qaaday dalka Ukraine ayaa bilaabay tallaabooyin ka careesiinaya Xukumada Kyiv , waxa ayna Ruushka doonayaan in gudaha Ukraine...

Musharaxiin Soomaali ah oo u tartamaya doorashada Xubnaha Baarlamanka Sweden

Ugu yaraan seddex murashax oo Soomaali ah ayaa u tartamaya xildhibaannimada Baarlamaanka Sweden, doorashada dalkaas ka dhici doonta 9 Siteembar 2018. Laba ka mid ah...

Gabar Guuldaro Jaceyl darteed u qaadatay Go’aan nolosheeda wax ka bedelay ! (Sawirro)

Baraha bulshada dalka Fiitnaam waxaa qabsatay sheekada gabar 19 jir ah oo martay qaliin dhinaca wejiga ah kaddib markii ay muqaalkeeda awgeed ay ku...

Ra’isul Wasaare Abdalla Hamdok oo is casilay iyo Sababta xiligan keentay

Ra'iisul wasaaraha dalka Sudan Abdalla Hamdok ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay ,kadib markii ay kordheen dadka dhigaya dibad baxa looga soo horjeedo...

Madaxweyne Zelensky oo baaq yaab leh u diray cidanka Ruushka ee dalkiisa ku soo...

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa ugu baaqay ciidamada Ruushka inay isa soo dhiibaan xilli uu dalkiisa saameeyay gantaallada uu Ruushka ku gaaracayo halkaas. Isaga oo...

Nin isagoo nool laga soo saaray lugaha Diyaarad u kala duushay Afrika iyo Yurub

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa sheekada nin isku qariyay lugaha diyaarad ka duushay dalka Koonfur Afrika oo 11-saacadood kadib gaartay dalka...

Hooyo dalbatay in ay aragto wiilkeeda kahor inta aysan dhiman (Sawirro)

Hooyo u dhalatay dalka Ciraaq uu ku dhacay cudurka Kansarka ayaa dalbatay in lagu caawiyo in dalkeeda ku laabato si ay u aragto wiilkeeda...

Milateriga Itoobiya oo isku gedaamay caasimada gobolka Tigray ee Makelle

Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Mekelle isla markaana ay isku diyaarinayaan sidii ay weerar kama dambeys ugu qaadi lahaayeen. Waxaan maanta...

Madaxweyne caan ah ku baaqay in diinta Islaamka la waafajiyo nidaamka dalkiisa

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka codsaday saraakiisha inay sare u qaadaan dadaallada ku saabsan mabda'a ah in diinta Islaamka la waafajiyo xagga jiheynta...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs