Friday, March 29, 2024

Ilhan Cumar oo dooneysa in ciqaab adag la marsiiyo Maxamed Bin Salmaan

 Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa bilawday olole balaaran ay ku dooneyso in lagu ciqaabo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga...

WHO oo ku dhawaaqday xaalad deg deg ah & cudurka Coronavirus oo sii fidaya

Hay'adda caafimaadka ee WHO  ayaa ku dhawaaqday in Caabuqa cusub ee corono uu yahay xaalad caafimaad oo deg-deg ah oo caalami ah iyadoo oo uu...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay Madasha sare ee Iskaashiga Shiinaha & Afrika (Daawo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay furitaanka wada-hadallada heerka sare ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo...

Midowga Afrika oo go’aan cad ka qaatay Heshiiska Qarniga uu ku dhaaaqay Madaxweyne Trump

Urur goboleedka Midowga Afrika oo shir uga socdo magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Itoobiya ayaa waxa ay uga soo horjeesteen heshiiska Qarniga Bariga...

Xidiga Weyne Rooney oo Fadeexad dhaxda uga jira iyo sababta keentay

Xiddigii hore ee xulka qaranka England iyo kooxda Manchester United ee Wayne Rooney ayaa lagu xiray xabsi kuyaala dalka Mareykanka , kadib markii uu...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka qaraar ee ciidamada Ruushka iyo Ukraine (Sawirro)

Ukraine ayaa sheegtay in ay dib ula wareegtay degaan istaraatiiji ah oo muhiim u ah Kyiv, halka ciidamadeedu ay iska caabiyeen isku dayga Ruushku...

Nin isaga oo 19-sano jir ah galay Dambi dagaal oo xukun adag lagu riday

Maxkamadda sare ee  dalka Rwanda, ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday Jean Claude Iyamuremye, oo lagu helay in uu galay dambi dagaal...

Askari Cadaan ah oo Imaam ka ah Masjid uu doonayay in uu qarxiyo (Sawirro)

Qisada Richard McKinney oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay dad badan oo caalamka ku nool, kuwaas oo aad ula dhacay...

Afhayeenka Jabhadda ONLF oo ka degay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminayey Afhayeenka Jabhadda ONLF C/qaadir Hirmooge (Caddaani) ayaa galabta ka degay magaalada addis ababa ee dalka Itoobiya. Caddaani iyo xubnaha la socday oo...

Joe Biden oo Difaacay Go’aankii ciidamada uga saaray Afganistan Digniin Adagna u diray Daliban

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si adag uga hadlay isbadalka ka dhacay dalka Afganistan, kadib markii dowladii dalkaasi ka jirtay la riday lana wareegeen...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs