Friday, August 19, 2022

Haweeney Garsoore ah oo lagu dacweeyay fal ay sameysay xilli ay dacwad dhageysi socotay

Haweeney garsoore ka ah maxkamad kutaala magaalada Malindi ee dalka Kenya ayaa lagu soo oogay dacwad la xariirta fal ay ku kacday xili ay...

Shaqaalaha dowlada Kenya intooda badan oo loo fasaxay lacag la’aan awgeed

Maamullada gobolada Kenya ayaa inta badan shaqaalahooda fasaxaya, iyagoo joojiyay adeegyada aan daruuriga ahayn sababo la xiriira lacag la`aan ka dhalatay muranka ka taagan...

Itoobiya oo markii ugu horeysay taariikhda Madaxweyne u dooratay Haweeney

Baarlamanka Dalka Itoobiya ayaa saaka u doortay Madaxweyne Haweeneey lagu Magacaabo Sahle-Work Zewde, markii uu is-casilay hoggaamiyihii hore, Mulatu Teshome sida ay sheegtay Warbaahinta...

Ciidamada Ruushka oo galay Kharkiv iyo dagaal culus oo ka socda (Sawirro)

Ciidamada Ruushka oo laga soo daadiyey dayuurado ayaa maanta oo Arbaco ah cago dhigtaybartamaha magaalada ku taalla bariga Ukraine ee Kharkiv, waxaa sidaas sheegay...

Wasiir Saaxiib dhaw la ahaa Meles Zenawi oo xabsi la dhigay iyo sababta keentay

Ciidamada la dagaalanka Musuq maasuqa ee dowlada Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay Wasiir hore oo katirsanaa dowlada Itoobiya oo lagu eedeeyay in uu musuq maasuqay...

Haweeney 73 jir ah oo umushay ilmahadeedii ugu horeeyey oo mataano ah (Sawirro)

Dalka India waxaa ka dhacay arrin dhif iyo nadir ah ka dib markii Haweeney 73 jir ah oo ku nool gobolka Koonfurta ku yaalla...

Dal dhaqan geliyey shareecada Islaamka & reer galbeedka oo ka qeyliyey

Midowga Yurub ayaa cambaareeyey shareecada Islaamka ee maanta ka dhaqan gashay dalka Brunei, iyagoo sheegay in ciqaabta arxan-darrada ah ee sharciga ogolaanayo ay ka...

Soomaali loo heysto inuu qarxin rabay kaniisada ugu weyn Roma oo xabsiga la dhigay

Ciidanka la-dagaalanka Maafiyadda iyo argagixisadda  dalka Talyaaniga ee DDA ayaa xabsiga dhigay Nin Soomaali oo lagu eedeeyey inuu falal argagaxisanimo qorsheynayey. Ninkan ayaa la sheegay...

Ra’isul Wasaare Abiy oo Sameenaya Casho Sharaf Shuruud adag ku xiran tahay !!

Ra'iisul Waasaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sameenaya casho sharaf ay kasoo qeyb galayaan kaliya dad dhaqaalo badan heesta, waxaana casho sharaftan tikitka lagu...

Jocob Zuma oo la arkay isaga oo qoray Heesta xili Maxkamad amartay in lasoo...

Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jocob Zuma ayaa hadal heyn badan ka dhaliyay baraha bulshada iyo Warbaahinta dalka Koonfur Afrika, kadib markii barta...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir