Friday, April 19, 2024

Ruushka oo xoojiyay Duqeymaha uu ku garaacayo magaalo dhawwaan lagala wareegay

Ciidamada Ruuska ee ku sugan qeybo kamid ah dalka Ukraine ayaa xoojiyay duqeymaha ay ku garaacayaan magaalada Kherson ee dhawwaan ka baxeen dibna ula...

Go’aan laga gaaray kiiskii u dhaxeeyay Dowlada Jabuuti iyo DP World

Maxkamadda dhex dhexaadinta caalamiga ah ee magaalada London ayaa go'aan ka gaartay dacwaddii u dhexaysay Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Shirkadda Dubai Ports World ee laga...

John Bolton oo kashifay sir culus oo muddo badan u qarsooneyd Madaxweyne Trump

Sida ku xusan buug uu qoray la taliyihii hore ee ammaanka qaranka, John Bolton, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka codsaday dhiggiisa Shiinaha, Xi...

(Daawo Sawirro) Madaxweyne Biden oo Baaskiil ka dhacay xili uu salaamayey taageerayaal

Xaalad lama filaan ah ayaa qabsatay Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden kadib markii uu ka dhacay baaskiil uu kaxeynayay xilli uu isku dayay inuu istaago...

Dal Yurub kuyaalla oo €200 bilyan ku bixinaya si uu wax uga qabto qiimaha...

Dalalka Yurub qaarkood ayaa dhibaato xooggan kala kulmaya sara kac xoogan oo ku yimid qiimaha gaaska,  sarakaca gaaska ku yimid ayaana sabab looga dhigay...

Dal Yurub kuyaala oo lagu soo baarayo Sababtii keentay Bur burka Diyaaradii Itoobiya

Dowlada Itoobiya ayaa baaritaanka diyaaradii shirkada Itoobiyaan Airlines ee dhawaan soo dhacday kala kaashaneysa dowlada Faransiiska, waxaana wali socda baaritaano lagu ogaanayo waxa keenay...

Shirkadda AIRBUS oo sameysay nooc cusub oo dayuurad rakaab ah (Sawirro)

Shirkadda sameysa diyaaradaha ee qaaradda Yurub ee Airbus ayaa markii ugu horreysay daaha ka rogtay nooc cusub oo diyaarad rakaab ah. Diyaaradda ayaa loo nashaqadeeyay...

Arday Iskuul oo Afduub u geesatay Maamulahooda iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Arday wax ka dhigata Iskuul kuyaala dalka Shiinaha ayaa dhigay banaan bax cabasho ah, waxa ayna ardaydan intii ay wadeen banaan baxa afduub dad...

Madaxweyne Trump oo diiday inuu saxiixo xeer uu ansixiyay koongareeska Mareykanka

Madaxweyne Donald Trump ayaa xalay ku hanjabay inuusan saxiixi doonin xeer uu ansixiyay koongareeska Mareykanka oo isugu jira 1.4 tiriliyan oo dollar oo ah...

Britain oo sheegtay iney Somalia u soo direyso ciidamo burburiya Al-shabaab

Sida lagu qoray The Mirror Dowlada Britain ayaa qorshaynaysa iney Somalia u soo dirto ciidamo gaar ah oo gacan ka geysanaya wax loogui yeeray...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs