Thursday, April 25, 2024

Nin hooyadiis dilay, dad kalena ku afduubtay Magalada Dresden oo la toogtay (Sawirro)

Booliska Jarmalka ayaa sheegay in nin looga shakisan yahay inuu dilay hooyadiis, kadibna labo qof ku qafaashay magaalada bari ee Dresden. Maamulka ayaa dadka ku...

Gaariga ugu Xawaaraha dheer Caalamka oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Bandhiga baabuurta ee lagu qabtay Magaalada Geneva ee caasimada dalka Switzerlan waxaa lagu soo bandhigay baabuurtii ugu dambeesay ee caalamka lagu sameeyo gaar ahaan...

At least 20 people killed in clashes in Laascaanood Somaliland

At least 20 people have been killed in Somalia's breakaway region of Somaliland in clashes between anti-government protesters and security forces over several days,...

Sidee Madaxda dunidu uga falcelisay weerarka ka dhacay dalka New Zealand?

Caro xoog leh iyo camnbaareyn ayaa ka dhalatay weerar nin hubeysan uu ku qaaday Labo Masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New...

Darawal gaari Ambalaas ah ku qaaday Bulkeeti oo la ganaaxay !! (Daawo Sawirada)

Nin u dhashay dalka Uganda oo Darawal ka ah gaari nuuca gar gaarka ee Ambalaasta loo yaqaan ayaa la ganaaay, kadib markii lagu helay...

Itoobiya oo War kasoo saartay afgambiga ka dhacay dalka Sudan

Dowlada Itoobiya oo daris la ah dalka Sudan uu shalay ka dhacay afgambi aan dhiig ku daadan oo xilka looga tuuray Madaxweynihii dalkaasi Cumar...

Qarax kale oo ka dhacay Sri-lanka & tacshiirad la isweydaarsaday (Daawo Sawirro)

Ciidamada amaanka dowlada Sri Lanka ayaa waxay rasaas iswaydaarsadeen koox hubaysan oo ku sugan bariga dalkaas xilli ciidammadu ay wadeen howlgalo baaritaano ah. Afhayeen u...

Madaxtooyada Kenya oo ka Jawaabtay Baadi goobkii loogu jiray Madaxweyne Uhuru 

Baraha bulshada dalka Kenya gaar ahaan Twitterka iyo Facebook ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa qabsaday baadi goob loogu jiray Madaxweynaha dalka Kenya oo maalmo...

Bilyaneer Carbeed oo iibsaday koox ka ciyaarta Horyaalka Ingiriiska

Bilyaneer u dhashay dalka Imaaraadka Carabta oo lagu magacaabo Sheikh Khaled bin Zayed Al Nehayan ayaa aduun lacageed oo gaareysa 350-Milyan oo gini ku iibsaday...

Iceland oo si xushmad daro ah ula dhaqantay Xulka Qaranka Turkiga

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Turkiga ayaa si xushmad daro ah lagula dhaqmay xili ay ka dageen garoonka diyaaradaha magaalada Reykjavik ee dalka Iceland. Xulka Qaranka Turkiga ayaa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs