Tuesday, April 23, 2024

Aqoonyahan Caan ah oo si naxariis daro ah u dilay gabar yar uu Jeclaa...

Aqoonyahan caan ah oo u dhashay dalka Ruushka kuna xeel dheer taariikhda ayaa lagu helay dambi ah in uu si naxariis daro ah u...

Kooxda Taliban oo muddo dheer ka dib sii deysay Kevin King iyo Timothy Weeks

Taliban ayaa sii deysay la haystayaal reer galbeed ah oo muddo dheer ay heysteen, iyagoo fulinaya heshiis ku aaddan maxaabiis is-weydaarsi, waxana dhankooda ay...

Khilaaf soo kala dhex galay RW Abiy Ahmed & Guddiga abaalmarinta Nobel

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay inuusan ka qayb gali doonin todobaadka soo socda shirka jaraa’id oo ahaa mid soo jireen ah...

Congreska Maraykanka oo u codeeyey in xilka laga qaado Madaxweyne Trump

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa noqonaya madaxweynihii saddexaad ee Mareykan ah oo ay xilka ka qaadaan aqalka Wakiilada ama ongreska Mareykanka. Codbixintii qodobka koowaad ayaa...

Xiisadda U Dhaxaysa Maraykanka Iyo Iran Oo Durba Saamayn Ku Yeelatay Kubadda Cagta !!

Xiisadda shalay cirka isku shareertay ee u dhaxaysa waddamada Maraykanka iyo Iran ayaa sababtay in la baajiyo safar uu xulka qaranka USA ku tegi...

Xiisad ka taagan magaalada Khartoum, ciidamo gadooday iyo rasaas la maqlayo

Xiisad ayaa ka taagan magaalada Khartuum ee dalka Sudan ka dib markii ay gadoodeen ciidamo ka tirsanaa qeybtii howlgallada ee Sirdoonka ee dalkaas. Ciidamada gadooday...

Trump oo soo rogay xeer ka nixiyey qaar ka mid ah Soomaalida ku...

Maxkamadda sare ee dalka Mareykanka ayaa madaxweyne Donald Trump u ogolaatay inuu dhaqan gelin karo qorshe uu ku doonayo in dadka qaata kaalmada dowladda...

Ciidamo xoog ku galay xarun Baarlamaan si loo ansixiyo lacag ay qalab ku iibsadaan...

Ciidamo hubeesan ayaa xoog ku galay xarunta Baarlamaanka dalka El Salvador , waxa ayna ciidamadan Baarlamaanka ka dalbadeen in ay meel mariyaan lacag gaareya 109 milyan...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka dowlada Iran oo la ildaran cudurka Coronavirus

Wasiir ku xigeenkii caafimaadka dalka Iiraan Iraj Harirchi ayaa qaaday cudurka coronavirus, xilli dalkaas uu la halgamayo mid ka mid ah faafitaankii ugu darnaa...

Wasiirada Caafimaadka Britain oo ku dhacay Caronavirus iyo cabsida oo sii korortay

Cudurka Caronavirus ee kasoo bilowday gobol katirsan dalka Shiinaha ayaa si weyn dunida ugu faafay, Cudurkan ayaana la sheegay in uu wada haleelayo dadka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs