Wednesday, April 24, 2024

Dowlada Turkiga oo qaaday talaabo kale oo ka careesiisay Gariiga iyo Khilaafkii oo soo...

Waxaa mar kale soo cusboonaaday khilaafkii u dhaxeeyay dowladaha Gariiga iyo Turkiga oo isku haya qeybo kamid ah biyaha badda Meditareeniyaanka oo labada dalba sheegtaan...

Dagaal khasaare badan geystay oo dhexmaray ciidamada India iyo Bakistan

Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku geeriyooday tiro kale oo intaas ka badana way ku dhaawacmeen kaddib markii ciidamada dalalka India iyo Pakistan ku...

Caro iyo Hadal heyn ka dhalatay gabar sawir iska qaaday iyadoo xiran labiskii faraaciinta...

Warbaahinta iyo baraha bulshada gudaha dalka Masar ayaa si weyn looga hadal hayaa haweeney sawirro isaga qaaday ahmaarta dalka Masar iyadoo xiran dharkii ay...

Wadaado diiday in ay Wax ka sheegaan Ikhwaanul Muslimiin oo shaqada laga joojiyay 

Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaqada ka joojisay Wadaado iyo Imaamyo caan ka ah gudaha dalkaasi, kadib markii ay ka biyo diideen in ay masaajida ka...

Shil argagax leh oo ka dhacay magaalada Muradnaga & dad ku dhamaaday (Sawirro)

Saraakiisha Booliska dalka Hindiya ayaa sheegay in la xiray dhowr qof oo loo heysto mas'uuliyadda musiibo ka dhacday magaalada Muradnagar ee gobolka Uttar Pradesh...

Bobi Wine oo loo diiday in gurigiisa ka baxo kana hadlay natiijada Doorashadii dhacday

Dalka Uganda waxaa khamiistii ka dhacday doorasho ay si weyn ugu loolameen Madaxweynaha talada dalka Uganda haya ee Yuweri Musaveni iyo siyaasiga da'da yar...

Musharax looga guuleystay doorasho oo dib ula laabtay gaadiid uu ku deeqay

Haweeney ka tirsan golaha Wasiirada dowladda Uganda ayaa dib ula laabaty gawaarida gurmadka degdeg ah oo ay ugu deeqday dadka ku nool magaalada Kaboko...

Dowlada Uganda oo beenisay War laga faafiyay Madaxweyne Yoweri Museveni

Warbaahinta dalka Uganda iyo kuwa caalami ah ayaa baahiyay in Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni , iyo masuuliyiinta kale oo ku dhaw dhaw la...

Wiil Dhalinyaro ah oo 9 jeer isku sameeyay Qaliin is qurxin ah !! (Daawo...

26 jir u dhashay dalka Fitnam ayaa galay qaliin uu gebi ahaan beddelay muuqaalkiisa kaddib markii uu nacay sida xun oo loogu jeesjeesay muuqaalkii...

(Sawirro) Béatrice Stöckli oo 5 sano ka dib lafaheeda laga helay dalka Mali

Dowlada Switzerland ayaa sheegtay in ugu dambeyn la helay lafaha haweenay afar sano iyo dheeraad ka hor lagu afduubay dalka Mali ee ku yaalla...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs