Thursday, August 11, 2022

Faahfaahin: Howlgalkii lagu qaarajiyey Hoggaamiyihii kooxda Daacish (Sawirro)

Hoggaamiyihii kooxda Daacish ayaa lagu dilay howlgal xalay ka dhacay gobolka Idlib ee waqooyiga galbeed ee Syria, waxaa sidaas maanta ku dhowaaqay madaxweynaha Mareykanka...

Midowga Yurub Oo Kalsoonida Kala Noqonaya Dowladda Soomaaliya iyo Sababta ka dambeysa

Dowladda hadda jirtaa ee Soomaaliya oo ee hogaaminayo Madaxwyene Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa lagu eedeeyay arimo kala duwan oo Midowga Yurub uu sheegay iney...

(Sawirro) Dayuurado laga soo riday Ruushka iyo Wararkii ugu dambeeyey Ukrine

Ciidamada Ruushka ayaa maanta ku duulay dalka Ukraine ayaa weli sii wada duqeymaha ay ku hayaan gudaha dalkaas. Ukraine ayaa sheegtay in tiro ciidamo ah...

Caruurtii lagu xasuuqay dalka Yemen oo aas wadareed loo sameeyey (Daawo Sawirro)

Kumannaan qof ayaa ka soo qayb gashay aas wadareedka loo sameeynayey carruurta 40-ka ahayd ee ku dhimatay duqeyn ay toddobaadki hore Yemen ka geysteen...

Ukraione: Milateriga Ruushka oo jebiyey xabad joojin ka jirtay labo Magaalo

Ra’isal Wasaare ku xigeenka Ukraine Iryna Vereshchuk ayaa Ruushka ku eedeysay inuu jebiyey xabbad joojintii ku meel gaarka ahayd ee laga gaaray magaalooyinka Volnovakha...

Weerar Mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Paris (Daawo Sawirada)

Nin mindi ku hubeesnaa ayaa weerar dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac waxa uu ka geestay magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska. Inta la...

Madaxweyne Biden oo hanjabaad iyo Digniin isla socota u diray Madaxweynaha Ruushka

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Isniintii sheegay “inay caddahay” in Russia ay ka fakarayso inay hub kiimiko iyo bayoloji ah u adeegsato dagaalka Ukraine,...

Akhriso) Isku aadka horyaalka kooxaha Yurub ee Champions Leauge oo la sameeyey

Waxaa maanta la sameeyay isku aadka koobka kooxaha qaaradda Yurub ee Champions Leauge ee xilli ciyaareedka 20018/2019. C.Ronaldo ayaa dib ugu laaban doona Manchester, marka...

Ra’isul Wasaare Imran Khan oo xilka laga tuuray shirqool Mareykanka maleegay

Ra'isul Wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa xilka laga qaaday kaddib markii uu lumiyay codka kalsoonida, waxaana fadhi ay yeesheen Baarlamaanka codka kalsoonida kala...

Raisul Wasaare Gennady Gaguliya oo ku geeriyooday Shil Baabuur (Daawo Sawirro)

Saraakiisha ku sugan Jamhuuriyadda Abkhazia ee ka go'day Georgia ayaa sheegay in ra'iisul wasaarihii Jamhuriyaddaasi uu ku geeriyooday shil baabuur. Warbaahinta Ruushka ayaa ku soo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir